Comments on: 2,256 Gabdhood oo Ciidanka G.Itoobiya ku Kufsadeen G.S/Galbeed

By: qoorgooye
marka hore waxaan dhi hi lahaay muslimiinta aduunka ilaahey ha u saqiro dhibka heesto mida kale dad weynaha reer ogaadeniya waxaa horay  lo dhahay mudul gubtay mudul gubtay kama naxo anba dad keygii iyo ehelgeykii waa baa ba een adinka gufsi kaliyah aad sheganeesan ani inta la kufsado aa hadana nafta dhan loo aqon sada so that ogadenia waa ineey somaliya wax ku xeera taa hadii kale galikeed aa waraabaha meel cidlaa ku cunayaa hadii kale cabaadka ha la daayo anakaba cabaad noma yaree

By: Muslim dhab Ah insha Allah
to  abdikariim:

sc  wr  wb.

akhil xabiib  waxaad  moodaa  inaad  xoogaa  aadan  adigoo  waxba  hubsanin  lasoo boodeesid  munaafaq  iyo  midnimo diid  inaad  dad  ku  dacniso  bal  marka  hore  isku  day  inaad  fahamto  biya  dhaca  hadalka.

aan  kuugu  celiyo ogaden waa  qabiil  wayn oo qiimo  iyo  sumcad  wayn  ku  dhex  leh  umada  soomaaliyeed  lehna  mujaahidiin  hore  iyo  kuwa  cusub  intaba  taa  bal  ogow.

tan  kale  ku  darso  culimadeena  badidoodu  waa  reerkaa  aad sheegtey  ee  ogaadeen.

anakana marnaba  kama  hadlin  ogaaden  iyo  qabiil  iyo  qabyaalad  midna.

waxaa  jira  ogaden  oo  ah  qabiil  iyo  ogaden  oo  dadku  qaar  u  yaqaanaan  dhul.

hadaba  anigu  sidaan  u  fahmey  hadalka  inankaan    cazaam  ah  inuu  ulajeeday    dhulka  ee  marnaba  uusan  ulajeedin  qabiilka  ogaden.

taas  waxaa  kuugu  daliil  ah  raga  layiraahdo  onlf  waa jabhad  ka  mid  ah  jabhadaha  ka  dagaalanto  dhulkaa oo  aan  ku  saleesnayn  dagaalkoodu  diin iyo  jihaad  midnaba  taasina  waa  muran  madoonto.

maxaa  yeelay  ragii  ee  la  dagaalayn  beenu  naqaan  rag  ka  mid  ah  oo  arimahaa  inooga  war  roon.

hadaba dhulkaa  s/galbeed  oo  ogaden  dadku  qaar  u  yaqaanaan  waa  dhul  muslim  oo  soomaaliyu  leedahay  xoogna  looga  heesto dumarka  lagu  dhibayo  iyo  ragga  lagu  gowracayana  waa  dhiigeenii  iyo  rageenii.

hadaba  yeesan  xamiyadu  ku  qaadin oo  hadalka  meel  uusan  jirin  ha  gaarsiinin  ina  adeerow  oo  ogaw   ninka  calmaaniga  ah  inuusan  dhibkiisu  yareyn  kan  qawmiga  ahna  waa  la  mid.

onlf  iyo  xizbi  walbo  sida  snm  usc  ssdf  midna  laga  yeeli  maayo  ka  tegida  jihaadka  iyo  ku  dagaalanka    wadada  diinta   wadadaas  ayaana  ah  wadada  saxda  ah  xalkuna  uu  kujiraa.

mideeda  kale  maanta  iyadoo  nala  heesto  hadaan  diidno  u  istaaga  koryeelka  diinta  ma  markaan  awood  yeelano  ayaa  nalaku  kari  karaa!!!!!!.

nin  maanta  ka  cararay  magac  jihaad  barina  wax  ka  daran  ka  sug.

abdikariim  ina  adeer  munaafaqad  majirtee  ee fikir  hadii  lagugu  khilaafo niyada  ha  tuhmin  ee  aashaa  ina  adeer.

sc  wr  wb.

By: Saciid Khaliif.
Salaamu caleykum:

Ugu horeyn waxaan leeyahay gabdhaha walaalaheen ah ee uu dhibka ku gaaray aduunka dushiisa in ALLAAH (swt) ugu bedelo dheef ay ku helaan jannooyinkiisa mid ka mid ah, aamiin aamiin aamiin.

Hadana waxaan hadalkeyga ku soo gunaanadayaa dadka soomaaliyeed ee ah walaalaheyga muslimiinta ah waxba inoo tari meyso kala qeybsanaan, islaamkuna maba qabo kala qeybsanaan ee marna yeynaan ku fekerin inaan ka kala tirsanahay umado kala duwane, fadlan fekerkeena, hadalkeena/qowlkeena iyo ficilkeenu ha ahaado mid sida mujaahidiintuba ay u mideysan yihiin iskuguna duuban yihiin marka ay jihaad fool ka fool ah kala hortagayaan mujrimiinta, gaalada iyo munaafiqiinta isbaheysatay.

Mahadsanidiin.

Walaalkiin

Saciid Khaliif.

By: cabiir
salama caleikum walaahi waxaan ku hadlo ma garanaayo xasbunalaahu wa nicmal wakiil inaan iraahdo mooyee ilaahoow adaan kuu sabirnee suubi taladeena rasuulkeena SCW  wuxuu yahuudii madiina uga rarey iney ku xad gudbeen haweeneey muslimad ah oo suuqooda wax ka iibsaneysey markii ay ku xad gudbeen oo maradii ka fiiqeen ilaaheyna rasuulkiisa wuu ku guuleeyey muslimaatka sharaftooda uu difaacey darteen!!!  aawey qiiradii islam nimada iyo somalinimada ogadeniya dhulkii halganka iyo gobanimo doonka ilaalisadii xuduudka soomaliweyn waxey noqotey looma ooyaan.

By: abdikarim
ADUUNKAN MAANGAB IYO MUNAFAQ BADANA.SHOW WAA DAD OGADEN NACEYB UU KABUUXO DIINTA RABA INEY UGU SOO GABADAN IYO KUWO AAN MIDNIMADA MUHIIMADEEDA GARANEYN.OGADEN WAA ISLAM IDINKANA KASAARI MEYSAAN SOONA GELIN MEYSAAN.ALSHABAAB WAXAA KABUUXA WAA OGADEN ILAAHEY MAHADIIS.MAANGAAB KIINA DIBADAHA JOOGA EE AAN JIHAAD SHUQUL KULAHEYN BALSE MUNAFAQAD LA WAREEGA.RAADIYANA SIDEY MUSLIMKA KALE WAX UGA SHEEGI LAHAYEEN ALAH KABAQA ISKA DHAAFA XUMANTA.ONLF GAALO AYEY LADIRIRTAA EE WAR HOOY MIDNIMADA ILAALIYA OO DIINTA BARTA HA ISKA HADLINEE.ASKARTA ONLF WAA MUSLIM WEY TUKADAAN DACAYAD RAQIIS AH AYAAD LA WAREEGEYSAAN IDINKOO KALE AYAA UMADA ISKU GUBA.ALSHABAA ALAHA GUULEYO WAA NUNA JECEL NAHAY JIHAADKA ALAH SAA ULA SOCDA

By: Muslim Dhab Ah Insha Allah
Cazaam  Wax MA Haleenin:

sc  wr  wb.

ikhwah  garan  maayo sababta  aad  isku  indha  tireesaan ama  aad  xaqiiqda  uga  leexaneesaan.

walaalkayn  cazaan  waxa  uu  sheegay  arin  jirta  oo ah:   onlf  oo  diiday  in  dhulka  loo  yaqaan  s/galbeed  dagaalka  ka  socdo lagu  qaado  bi ismil  jihaad  wadiin  iyakuna  waa  ee  diidayn.

arinkaas  waxaa  u  daliil  ah  inay  onlftu  ka  dishay  ciidamadii  sh  ibraahiim  sh  maxamed  xuseen  ilaa 40  rag  ah  oo  mujaahidiintii  khiiradoodii  ah.

hadaba  onlf  diin  u  dagaali maayaane  magac  qabiil  iyo  qawmiyad  bee  ku  dagaalamayaan  waana  raayo  camyaa  ah  iyo  casabiyo  jaahiliyaa  iyo  xamiyah.

walaalkuna  markuu  yiri  ogaden   sida  aan  u  fahmay  anigu  ulama  jeedo  qabiil  ee  dhulkaa  s/galbeed  baa  dadka  qaar  ku  magacaabaan  ogaden!!!!.

markuu  ogaden  lahaa  dhulka  buu  ula  jeeday  inanku  ikhwah.

hadaba    hadaan  ka  hadalno ogaden  qabiil  ahaan  waa  dad  qiimo  iyo  qiiro  diineed  ku  jirto  yaqaanaana cadawtinimada  xabashida  balse walaalayaal  eenu  bi ismil  jihaad ku midawno  buu  inagu  yiri  cazaam  ee  maxaad  hadalkiisa  ku  qoonsateeyn.

teeda  kale  gabdhahaan cafiifaatka  ah  oo la  xoogayo ruux  walbo  oo sahalsado ama  u arko  wax  aan  muhiim ahayn  anigu  islaamnimadiisa  ayaan  u  cabsi  qabaaba.

ruux  walbo  oo  wax  u  awoodana  ha  u  qabto kii  awoodo  oo ku  daawadana  waa mujrim  danbiile  ah.

hadaba waxa  lagu  sheego  jaamacada  carabta  iyo  wadamada  carbeed  kuligood  waa  khawanah  iyo  munaafiqiin midkaan  ina  dilayo  iyakaa  inooga  daranba.

teeda  kale  carab  gazah  wax  u  tari  weesay  iyo  aqsa  ma  s/galbeed  oo  african ah  oo madaw  bee  wax  u  tari!!!!.

caku  iyo  carab  aqoon!!!!.

carab  iyadaa  teeda  la  ciireeso  ciraq  eeg  lubnaan  eeg suudaan  eeg  daafuur tishaad yemen  iyo  waxa  kala  heesta  xuuthiyiinta!!!.

teeda  kale  gabdhaheenii kuwaan  waaba  la  kufsadee  kuwa  carabaha  tageyna miyaad  u  war  heesaan  markay  gaajoodaan  waxa  ee  suubiyaan.

allaahu  mustacaan.

walaalayaal  aan  ilaah  u  tawbad  keeno0  inta  gooru  goor  tahay.

cazaam  akhii  ka  raali  noqo  faham  darada  ikhwada  iyo  jawaabahooda.

ikhwah  adinkuna  mahadsanidiin balse  hubsada  hadalka  walaalka  intaadan  radinina.

sc  wr  wb.

By: Macallin Naamuus
To:Cazzaam,

walaal waxaan ku xussisinayaa, inaadan adigu wax isku khaldin,qabiilka aad sheegaysid eed lahad laysid, qaarkood waa AL-SHABAAB qaarkood waa MJXS qaarkood waa MMIS, qaarkood waa ONLF, qaarkod waa DABA-QOODHI ama JAAJUUS.

Marka aan ku saxee, nimanka mujaahidinta iyo islaamku ka baxasn-yihin, waa ONLF,iyo JAAJUUSIINTA, ee ogaadeen intiisa kale dadkaas soomaaliyeed ee halgamayeey dhinacooda kaga jiraan.

ws/wr/wb

By: Macallin Naamuus
To:Cazzaam

walaal ilahay ka cabso, oo adigu inta aad `leedahay wax`wanaaji wax ha xumayn,OGAADEN waa qabiil, waa dad AL-SHABAAB

By: abdikarim
cazaam alaha ku abuurtey kabaq munafaq mafiicna ee umada ha isku gubin meesha aan adigana wax kuu tareyn.war ileyn tanoo kale meeshan xiqdi iyo xaasid diinta uun kusoo gabanaya ayaa islamka dhiban raba inu fitno dhex dhigo.

By: cazaam
Tani waa waxay mujaahidiintu fiirsan waayeen ayna go aansadeen inay naftooda uhuraan difaaca gabdhaha muslimiinta iyo ciida musliminta . . lakin ogaden waxay qaadeen weeraro kadhana mujaahidiinta waxayna u arkeen arinta itoobiya inaan jihaad lagu xalinkarin waana caqiida xumo dagaalkasta oo aan caqiida kudhisnayna guul waarta lagama gaaro . . insha alah mujaahidiinta al.shabaab markale ayay kahowlgalidoonaan gudaha dhulka muslimiinta ee itobia . .ogaden waxaan leeyahay waxaa naga dhexeeya islaamnimada cadowgeenu waa gaalo oodhan ogolaada in si iskumida aan uladagaalno ooysan ahayn horay ayay mujaahidiintu bowd ugu xireen ashahado ladirir iyo cidkasta oo america ka amar qaadata kamana duwnidin