Faah faahin:- Dagaal culus oo ka socda Degmada Xudur G/Bakool

Published on June 28, 2008 by   ·   No Comments   ·   print

madaafiic.jpgSalaadii subax ka dib ayay Mujaahidiinta Soomaaliyeed waxa ay Weerar qorshaysan ku qaadeen Degmada Xudur ee Gobolka Bakool oo ay ku suganyihiin maamul ay DFKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya u magacowday degmadaasi. Dagaalkan oo wali socda ayay Dadka Degmada Waajid waxa ay sheegaya in la maqlayo daryanka madaafiicda la isdhaafsanayo, lamina sheegi karo illaa iyo hadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka sababo la xiriira iyada Khadka isgaarsiinta Degmada Xudur ay hawada ka maqantahay. Dagaalkan ayaa waxa uu u dhaxeeyaa Mujaahidiinta Soomaaliyeed iyo Ciidamada DFKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya ee ku sugan Degmada Xudur. Waa markii ugu horeysay oo ay Mujaahidiinta Soomaaliyeed Weerar noocan oo kale ah ku qaadaan degmadan. Wixii warar ah ee ku soo kordha dib ayaan idinkaga soo gudbinaynaa insha allaah. 

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Dagaal culus oo ka socda qeybo ka mid ah G/Hiiraan
  2. Dagaal culus oo galabta ka dhacay Muqdisho.
  3. Dibad bax lagu Taageerayo Nuur Cadde oo ka socda Baydhabo
  4. Faah faahin:- Xerada Manaas oo ay Mujaahidiintu la wareegeen
  5. Faah Faahin:- ciidamada Gumeysiga itoobiya oo isaga huleelay Mag.Beledweyne

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Dagaal culus oo ka socda qeybo ka mid ah G/Hiiraan
  2. Dagaal culus oo galabta ka dhacay Muqdisho.
  3. Dibad bax lagu Taageerayo Nuur Cadde oo ka socda Baydhabo
  4. Faah faahin:- Xerada Manaas oo ay Mujaahidiintu la wareegeen
  5. Faah Faahin:- ciidamada Gumeysiga itoobiya oo isaga huleelay Mag.Beledweyne

Latest Headlines