Comments on: Mas’aladii 6,7 iyo 8-aad oo ka soo baxday Sh.Cumar Iimaan
By: Y. Ogle
ASC dhamaan Umadda Soomaaliyeed:
Wxaan aaminsanahay mar hadii uu qof weerar ah kugu yimaado gurigaaga oo uu rabo Naftaada´iyo Maalkaaada waxaa aqliyan ah, diiniyan oo lagama maarmaan ah inaad ku dadaasho, ku dagaasho badbaadinta nafta iyo Maalkaada. Hadaba maxaad ku qiyaasi kartaa wadan wadan kale ku soo duulay oo qabsaday?
Mahada Idileed waxaa iska leh Allah.
Wa Bilaahi Towfiiq
Y.Ogle
Geramany
By: nasri
hadii dagaalka xamar kasocdaa uu yahay fardu-cayn sida uu sheegayo cumar iimaan maxaa dhigay isaga asmara oo aan og nahay inuu madax ka yahay nion gal ah
By: misbaxdin cabdiwahaab
WAAD QALADEEN EE QURAANKA SAXA ILLAAHAY YAABOO WAA KALAAMU LAAH SI UUSAN UQORNAYN HADII AAD U QORTAAN WAAD QALDAYSAN QAANA KHADAR CADIIM
By: misbaxdin cabdiwahaab
jahaadku shuruudo ayuu leeyahay,shuruuda ugu wayn waxaa weeyaan IN LA HELO AMIIR-UL-MUSLIMIIN AH oo ay dhamaan muslimiintu ka amarqaataan, hadii uusan jirin sheeqow yaa fidyoonkara jahaadka, Dowlad la soodiroortay oo ay isku afgarteen dad Muslimiin ah, Haba xumaado Sharciga ay dajisteene lakiin hadii la raacilahaa dhibaatooyin badan laga badbaadi lahaa, ayay ka hortageen, MUSLIMIKU MEEL DHEER INUU WAXKA FIIRIYO AYAA LOOBAHAN YAHAY EE HADII HOOS LA FIIRIYO WAA DHIBAATO, MASAAKIINTU SIDEEBAY KU BADBAADI KARAAN, IYO SU’AALO KALE OO BADAN IN LA ISWAYDIIYO AYAA LOO BAAHAN YAHAY
GAALADA IN LALA JAHAADO WAA WAAJIB LAKIIN INTA AANA LA ISKA BOODIN UUN WAXYAABA BADAN HA LAFIIRIYO, FADWADANA MEESHA AY KU HABOONTAHAY HA LOOGU FIDWOODO
WABILLAHI TOWFIIQ
By: cali
fadlan markaad qoreysaan aayadaha quraanka ah si fiican ha loohubiyo sida ay u qoran tahay maxaa yeelay quraanku maaha wax sidii doono loo qoro tusaale aayada aad kor ku soo qorteen ee ?? ????? ??????  bal fiiriya oo saxa sida ay u qoran tahay
mahadsanid
By: Cumar
Alxarba wa silmi madaxdaa iska leh, haddaan lagu adeecin waa fowdo, Xabbadjoojinta Xammaas iyana ma macsi baa illayn Yuhuud dalkii kama gurine. Dintase halkee lagu xukumi hadii dalkii gacanta ka baxo. Sidoo kale culimada jihaadka dadka faraysa oo xabbada hajojin leh iyana aan gudihii tagayn sow yaab ma aha? Ictiqaadka Shaqsiga ah oo diintaada ka laabo lagu dhaho kaasi dib udhigis ma leh, laakiin tan isku xukunka ku level ma aha taa hore, balse taa hore xattaa baa qofkii la ikraaho xatta qiil la siiyay ee taana maa la caddeeyo. Dagaal aan haatan lagu dul dhisin nabad, hadduu ku danbeeyo dawlad islaami ah oon la helin iyo tu kale iyo wadaadadoo hubka iyo dagaalka si uun uga baxa yaa ka mas’uul ah. Alshabaab markay horey idinkugu sheegeen inaad cilmaani wax la qaybsateen oo ay macsi u arkayeen ma saxsanaayeen inay madaxda adeecin illayn waxay macsi u arkaan bay idinku haysteene mase xaq u leeyahay qof aan madax ahayn inuu caasiya dadka faro waxaysan macsinimadeeda caddayn. Heshiiskii Nabiga scw galay ee Xudaybiya saw isagoo xaj loo diiday sanadkaa, kuwa soo Islaamana soo celi la yiri sidaa ma saxiixin? sow taasi cashar kuma jiro sheekhow.
By: ku darso
Bismillah.
Asalaamu calaykum.
Marka hore jazaakALLAHU khayran.
Cilmiyari daraadeed xaqiiqatan wax badan oo caqligayaga ka guuxayey ayaad diin ahaan ku sheegtay, meel aan xujo uga doonana aanaan hayn, taasi waxay na tusinaysaa dadka waxaa ugu aftahansan cidii ALLAHA waxa aftahan la yidhaahdo abuuray iyo xikmada oo ah goorta ay aftahanimadu dhacayso ama ay ku haboontahay in la yidhaa, waayo maraysan ahayn hadaad tidhaah aftahan noqon maayee hadal iska caadiya ayuu noqonayaa, kii diintiisa barta ayaa dadka ugu aftahan san.
Dadka weliba caqliga iyo aftahan nimada u saaxiibihi walaalayaaloow noo barta diinta aan maalin ay umada ku madoowdahay xaqa ugu iftiimasaane.
WABILLAHI tawfiiq.
By: Deeq
Asc walaalayaal qofkii xaq doona ee rabay inuu xaqa u cadaado kuna wareersanaa shirqoolkan qaryadan jabuuti lagu soo maleegay xaqa waa la cadeeyey sheekhana alle haka ajar siiyo fadwadaas cilmiga ku salaysan ee qofkii mugdi kaga jiray qolyahaas jabuuti waxa ay dhoodhoobayeen u iftiiminaysa ,hadaba xaqu waa cad yahay kii raaci lahaa iyo kii iska indha tiri lahaaba
By: ismael jabarti
a a wr wb waxaan leeyahay Dr iiman soomaaliya waxay u baahan tahay heshiis dhab ah sababta oo ah ilaa iyo 1991dii ayaan xabadku soo jirey wax kastaba ha qaadatee ma ahan in dagaal aan natiijo lahayn maalin walba la huriyo dad aad dureysid ee warqada saxiixayna waxaa haboon in aad sida si wacan ula hadashid.A A WR WB.
By: mahad
asalamucalaykum wr wb
sheekha ilaahay hakajasaa’i siiyo masalooyinka isdaba jooga ahaa ee uu kaga fatwooday waxa maanta taagan , sheekh ilaahay dartii ayaan kuusoo jeclaanayaa hada nin adag ayaan kuu arkaa , inkastoo aan aad kaaga soo herjeeday markii aad asmara aaday , laakiin kol hadii aad sidaa xaqa u bayaamisay ilaahay hanagu anfaco , jazaakallahu khayran
taageere alshabaab