Comments on: Fatwo loogu magac daray “Mas’alada 5aad” & Dr. Cumar Iimaan

By: xaajiosman
waxaan salaamayaa salaan kadib “waxaan rabaa in aan idin way diiyo arrin ah takfiirka maxay  yahiin waxaan u malee nayaa dadka ka hadla in aysan aqoon takfiirka   Marka waxaa loo baahan yahay in horta ladarso yaa layiraahdaa magacaas madacaaybaa mise waa magac jira ? Maxaa sharuud ah oo ah oo lagu noq daa?

By: Maxamed
SHEEKH CUMAR IIMAAN LABADISA FATWO TEE SAXSAN. MA MIDDII UU SOO SAARAY MARKII SHIRKA CASMARA LA QABANAYAY MISE MIDDAN? TAN KALE SHEEKH CUMAR SOW KA MID MAAHAYN WAFDIGII SHARIIFKA EE NAYROOBI KU SAXIIXAY MEMORUNDUM OF UNDERSTANDING (MoU). lABADA MARNA MARKUU SAXSAN YAHAY?

By: ciise
sh.shariif wuu guuleysan haduu alla yiraahdo nimankaan meelaha ka caaytamaya waa kuwii shalay lahaa sh.sariif waa amiirul muminiin,maanta maxaa keenay in meel walba laga caayo waxaan u malaynayaa waxaa jirtey danooyin dahsoon la lahaa dad badanaa wadaadada isku qarinaayo ilaa hadana ku dhex jira ….nimanka dhabta ay ka tahay jihaadka waa AL.SHABAAB.ilaahayna ha guuleeyo.. nasiibdaro soomaaliya dambiyadey galeen mayara weli waxaa socda wixii aan galnay ayaa nalaga gooynaa ….. maantoo cadowga jabay  ayay u kala baxeen 3-4 guruub waa  ragii wax laga sugaayay iney ummada wax u qabtaan ilaahayoow umadan wax u qabo dad aan wadanka joogin ayaa sii hurinaayo hadey ahaan lahayd dhaqaale ama siyaasad………..

By: mahdi macalin fariid
as,war.wab dhamaan waxaan salamayaa umada islaamka ah ee kheyrka jaceyl waxaan doonayaa un aan su’aalo sh cumar iimaan oo ahaa sheikh aan si weyn ugu kalsoonahay kitaabkii uu mar dhaweed soo qoray ee xanbaarsanaa qisooyin badan laga soo bilaabo xiliyadii gumeystah laga xuroobay ilaa soo if baxii maxaakiimta waxyaaba uu soo maray wadankeena oo isgu jiray dagaalo iyo maamulo kala gedesanwuxuuna ka hadlay meelo badan  iyo madax badan oo iskugu jirtay mujrimiin iyo munaafaqiin iyo kuwa kale laakiin waxaa iga yaabiyey in uusan marnaba uusan soo qaadin shiekh cumar iimaan taariikhdii mugdiga xasuuqa aheyd ee uu lahaa general maxamed faarxa ceydiid waxaan u qaatay in sheikhu uu ka baqay in lagu wax yeeleeyo hadii uu ka hadlo mise waxaan u qaadan karnaa in uu sheikhu sameeyey cadaalad daro xaga qoraalka koley asigaan jawaab ka rabanaa taariikhduna waa marqaati

By: asad
fataawadaan iyo kuwii ka horeeyayba waxaa soo saray dhinac kamid ah dhinacyadii qilaafka u dhaxeeayay sidaa dartyeed waxa ay u muuqataa shir jaraaid ay soo saareen garabkii ASMARA waayo maxaa keenay in si dhab ah loogu guntado xalinta dhibaatada oo culimadii soomaliyed gogol loogu dhigi waayay,marka aflagaadada indhacde,digniinaha sheeq xasan,shirarka jaraaid ee sh cumar waa wax ula jeedo waana mid lagu taageerayo siyaasada ERETREYA waayo sh shariif ma diidana in lala hadlo waxaana maalmaha soosocda ogaan doontaan faaiidada ka dhalata nimankiinaan buunbuuninaya qilaafka u dhaxeeya culimadii soomaaliyyed oo laba is qilaafsan xukunka isugu dhiibay oo ma waxaad weydeen culimadii soomaliyeed ee caanka ahaa oo ka hala qilaafkan xalintaasa oo u kala gar qaada labadan kooxo ee JBUUTI IYO ASMARA

By: cali nuur

By: Xuseen
Salaanta Islaamka ka dib;

Shaki igagama jiro inuu Sh. Shariif khaldamay, khalad siyaasi ah oo mawqifkii lagu bartay wax wayn u dhimi doona. Wixii ku saabsan arin diini ah waxaan u daynayaa culimada igaga aqoonta fiican, waxaanse leeyahay khaladka uu galaya Sh. Shariif waxaa ka mid ah

1- Wuxuu kala jabiyay xoogii ka soo horjeeday gumaysiga, taasoo shaki galisay hadafkii loo asaasay isbahaysiga ee ahaa in dalka laga xoreeyo gumaysiga ku soo duulay.

2- Sida muuqata wuxuu u adkaysan waayey Sh. Shariif wadada dheer ee dhibka badan ay tahay in loo maro xoraynta dalka, ka dib waxaa la tusay wada gaaban inay jirto oo hadafkii lagu gaari karo waase dhalanteed, sababtoo ah laguma hayo taariikhda dal intuu dal kale qabsaday kaga baxay nabad iyo wadahadal.

3- Ma uusan tixgalin dawladii soo dhaweysay ee meeshaad ogaydeen ka qaadatay ee isaga iyo eheladisii iyo xulufadiisii oo idil albaabka u firtay kuna taageertay hadafka xoreynta iyadoo khatar weyn ku gashay arintaa sidaan wada ogsoonhay. Xaq bay ugu lahayd Eretreeya in uu kala tashado arimaha uu maagan yahay. Si ugu yaraan ay isugu keento isbahaysiga oo loo niqaasho habka wadahadalka. Waxaa aad ugu soo horjeeda asluubta iyo anshaxa siyaasadda iyo martigalyadaba inuu ku eedeeyo Sh. Shariif dalkii sidaan ogayn u soo dhaweeyay waxyaabihii aan maqalnay. Arintaasina waxay sharaf dhac ku noqotay dhaqan wanaagii umadda Somaliyeed

4- Waxaa la xaqiijinayaa inuu mujirimkii ahaa Gabre fadhiyay shirka ama ka mid ahaa xubnaha la-tashiga xukuumadda — taasina waa sharaf dhac wayn oo ku yimid xubnihii isbahaysiga ee shirkaa ka qayb galay.

5- Ugu dambayn, waxaa la gudboon Sh. Shariif inuusan sii daba socon dhalanteedka la tusay oo haraad uusan u dhiman isagoo sii daba socda

By: xasan albashiir
s , c, w .

marka dib loo eego sida eey wax uga dhacaayaan somaaliya&heerka eey taaganed colaada jirta waxeey ahed arin aan lafilankarin in hishiis deg deg lago gaaro oo soocelin kara rejedii dhimatay ee ahed in soomaliya marka dib ugu soolaabato nabadii iyo kaladambeeyntii.

ma ahaeyn dhaqan siyaasadeed soomaaliya lagu yaqiinay in dowlad iyo mucaarad is diriraya eey hishiis wada gaari karaan.waxaana muuqata in beseyl iyo daacadnilo ee muujiyeen laba dhinac ee is kuhaaya siyaasada soomaliya.gaar ahaan reysul wasaare nuur cade oo runtii tan iyo markiu ow xilka qabtay xafiiska owna kaquusan in ow hishiis nabaded ow lagaari kara mucaaradka hubeeysan ee diganaashaha u diiday dowladiisa taagta daran.

asigoo asigoo hadii nabad lagu hilaayo heer xataa eyka gaartay inow mucaaradka uyabooho kursigiisa,balse arintaasi ma eeynan shaqeeyseen hadii eeyna hugaamiyaha dib uxoreyna soomaliya iyo asaxaabtiisa howsha lawaday eeyna la imaan tanaasulka taarikhda galay ee aan abid laga maqlin jabhadaha hubeeysan ee soomarar soomaliya.

taa soo kadhigan in shiikh sharif waqtigii haboonaa ow albaabka ugaraacay dhanka nabada.

asigooo ugolaaday inoo soo gaabiyo dagaalka habeenkii ukacaraya caasimada muqdisho oo socondoono 20 sano,

tan iyo intii owka guuleeysanaayyo itoobiyaanka dalka qabsaday.

shaki kuma giro in shiish shariif iyo xisbegiisa ow hugaanka uhaayo eey qiimeeyeen maxsuulka ama natiigada dagaal eey siiwadaan u yahay mid kusii lbalaabaaya dhibaatada jirta dadka soomaaliyeed.

aduguba isweeydii hadii sanadki hure oo kaliya dadka dagaalado galaafteen nagu qiyaasay lix ilaa toduba kun,inta dhiman karta sanadkaa kala barka maraa? hantida ku baabi i laheeyd iyo barakacayaasha kubiirilahaa kuwii hore gaajado iyo hoyla aanta heysato ee tiradooda lagu qiyaasay ineey halka malyan kor usiidhaafaayaan.

hadii shiikh sharif ow qaatay go,aanka ow ugu turaayo dadka doshooda lagu dakaalamayo oo dhanka kale oo kuguuleestay hadafkiisii ahaay in cidamada itoobiya wadanka laga saaro,wiliba waqti xadida\n oo leh marqaatiyaal caalami ah maxeey tahay ayaa lees weydiinkaraa kuwa caadeestay in aneyn xabado istaagin ee waliba dadka dhexdooda katuuraya hobiyaalka

By: yas
akhi cumar,ilaahay wuxuu yiri cidii gaal kaweli dhigataa iyaga ayuu kamid yahay,talaabd hadii kuwaad xukuumada kusheegayso ee maatada xasuuqaya lana shaqaynaya gaalada ay ka beri noqdaan galaad oo ay toobad keenan, laakiin hadii itoobiyaanka lasaaro sidii ladoonaba halagu saaro marka iyagu ay ahadan kuwo meesha usiihaya kuwii laga saaray wadan oo korkana soomali ka ah baadinkana amxaar ama tikree lala heshiin maayo kana hadhimaayaan kuwii lasaaray waana isku xukun isaga iyo gaalku ilaahay baana sidaas yidhi,hadaad dood kaqabto alihii ku abuuray hadalkiisa ifcal maa shita.

By: Cumar
Oo Hadda Sheekh Shariif mala gaalaysiinayaa oo la dilayaa haddii uu beri uu dalkii ku laabto?? Oo Awal dagaalka ma waxaa maxkamaduhu u galeen in askarta Itoobiya dalka laga saaro mas in kooxda AMbagati dalka laga saaro. Maxkamaduhu waxay oran jireen Annaga amxaaran dalka ka saaraynaa laakiin Soomalida waan la heshiin karnaa? wadahadalkii Kahrduumna wuxuu ahaa itoobiyaanka ha baxaan ee TFG aa xalaal ah ma ahayn mase sheekha takfiir buu usii dhuranayaa