Dad lagu sheegay Culimo oo Gumeyisga itoobiya ku shiriyay Magaalda Godey
Published on June 24, 2008 by Somalimirror · 9 Comments ·
Madaxa ciidamada gumeysiga itoobiya ee Gobolka Godey ee Dhulka S/galbeed iyo dad lagu sheegay culimo ayaa maalin ka hor waxa ay isla qaateen shir ay uga hadlayaan Ururada Xornimo doonka ah ee ka dagaalama dhulka S/galbeed.
Shirkan ayaa dadkaasi lagu sheegay culimada lagu weydiiyay su’aalo ay ka mid ahaayeen:- Jihaad muxuu yahay? Mase Jiraa? Waxayna ugu jawaabeen Taliyaha waa dagaal diimeed, xiligana aduunka kama jiro iyaga oo ku sababeeyay in dadka aduunka oo dhan ay walaaloobeen.
Mar uu waydiiyay Taliyaha ciidamada gumeysiga Ururada la dagaalama in ay jihaad ku jiraan iyo in kale ayaa waxay ku jawaabeen “ kuma jiraan”. Su’aashii saddexaad ee uu waydiiyay ayaa waxa ay ahayd:- xoolaha ay shacabku siiyaan ururada nala dagaalama sadaqo miyaa mise aha ah, iyo in ay ajar ka helayaan iyo in kale ayaa waxay ugu jawaabeen “maya sadaqo ma ahan, wax ajar ah oo ay ka helayaana ma jiraan”.
Sidoo kale Taliyaha ayaa dadkaasi lagu sheegay culimada weydiiyay su;aal ah “nimanka nala shaqeeya ee ay dilaan Ururada nala dagaalama maxay yihiin xukunkooda” waxayna ugu jawaabeen waa shuhado mana banaana in la dilo. Iyada oo uu Taliyuhu si kulul ugu celiyay su’aal ah maxay tahay waxyaabaha aad ku cadaynaysaan in Ururadaasi ay sadaqada ku bixin, dagaalka ay jiraana uusan ahayn Jihaad waxayna ku jawaabeen “looxdii aan Qur’aanka ku baranaynay ayay nagala dirirayaan”.
Arintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo 5 maalin ka hor ay ciidamada gumeyisga itoobiya ka qafaasheen magaalada Jig-jiga ee dhulka S/galbeed 21 culimo ah oo qaarkood la sheegay in lagu xiray xabsiga dhexe ee magaalada jig-jiga halka qaar kalana aan illaa iyo hadda la sheegi Karin halka ay la aadeen.
Si kastaba ha ahaatee Arintani ayaa ka mid ah Tabaha kala duwan ee uu gumeysiga Itoobiya kula dagaalamo Bulshada Soomaaliyeed ee ay gumeysato xukuumada Itoobiya.ee ku dhaqanka Dhulka S/Galbeed.
Related posts:
- Isbahaysiga oo sheegay in itoobiya ku baxayso wakhtigii loo qabtay
- C/Qaasim Salaad oo sheegay in Mareykanku ka aargoosiga Soomaaliya u adeegsanayo Itoobiya
- Faah Faahin:- ciidamada Gumeysiga itoobiya oo isaga huleelay Mag.Beledweyne
- Mujaahidiinta oo weeraro ku qaaday fariismo ku yaala Magaalada Feer-Feer
- C/Laahi Yuusuf “Bixitaanka ciidamada itoobiya wuxuu ku xiranyahay imaanshiyaha kuwa Q.M”
Culimada laguu sheegi waa sufiyaal waalwaalan.
kuwii dhabta ahaa weeey xireen.
waxaan amal waa laksaa waa naflacaarinimo haysa injirayda haday culumo waydiyaan iyo hadii kale mawaxay latahay inay saas dagaal ugayaranaayo waa maya marka waxaa ii muqato guuul inha,allah
shaki kuma jiro qaabka ay u dhaqmayso in ay ka quusatay awoodii maadiga ahayd ee ay isku halaynaysay tana wax ku siyaadin maysee cimri dherar bay ka dhiganaysaa
waxaa aad cajiib u ah culumada dadka lagu sheegay xitaa hadalka caamada kuma hadlin ee waxay ku hadleen hadal xitaa uu ka xanaaqay kii waraysanayay oo wa asaga weydiiyay waxaad sheegeysaan maxaad ku cadeyneysaan.
suufiyo inay yihiinna waa u egtahay
suufi markii horaba diinta uu haysto muran ka taagnaa ayaa hadana gaalada u fatwoonaya.
shirkani waakii djibouti ookale oo nafmalaha ee waxba ha ku daalina.
Somaliya weey xorooday, Ogadeniyana weey xoroowday.
Waxaa ii muuqataa maanta – a light at the end of the tunnel. Zenawi waa kan maanta soo daaye madaxdii maxaakimta ee jubooyinka ee casharkii lama ilaa waaga ahaa oogu dhigay daaynuunaay iyo jubooyinka.
Soomaalaay wax yar ayaa noo haray in cadowgeeni soo jireenka ahaa aan ka takhalusno. Sh Shariif Allah damibigiisa hadhaafo wixii hada kadambeeyana halaga gaaro goaan ah “Macasalaam yaa shariif”.
An Ogaden Hero: A Tribute To Sheikh Ibrahim Abdalla
Heroes are borne from circumstances. They are a product of their environment. They come to embody a situation and a period of time. Sheikh Ibrahim Abdalla was a true Ogaden hero. To the people of Ogaden, he was synonymous with the struggle. He was deliberate in speech and steady in thought. He was constantly working whether it was joining others to found the Ogaden National Liberation Front (ONLF), or writing a book for the generations that come after him.
To this Ogaden hero, there was seemingly an unlimited variety of ways to support the struggle. While he is best remembered for leading the ONLF through the decision to pursue armed struggle, he was also a man who left no stone unturned to seek to obtain the rights of the Somali people of Ogaden to self-determination through peaceful means. His courage was well known to all our freedom fighters, and he was loved by all of us.
History gives us very few heroes as such, when they pass it is cause for pause and reflection. If nothing else, the greatest tribute to Sheikh Ibrahim Abdalla and the hero’s before him and those who will come after him is to ensure that this generation will be the last generation of our people under occupation.
For all those who bled in the sands of Ogaden; for all those who walked countless miles under the hot sun to find the enemy; for all those who tended to a wounded freedom fighter; for all those who stood up to the occupation; and for all the heroes of our struggle, your sacrifice will not be in vain. As assured is the sun’s rise in the morning and its setting in the evening, your sacrifice will not be in vain.
The march of the people of Ogaden towards freedom is unstoppable. Every village burned, every father killed, and every community harassed by the occupation forces produces another Sheikh Ibrahim, another Makhtal Dahir, and another hero. We cannot be stopped in our march forward as we are at a point of no return. Our people will go all the way this time for we have nothing left to lose.
This is the generation that will free Ogaden. This is the generation that will conclude our centuries old struggle for freedom. This is the generation that will pay back all the heroes who have given everything so that we can someday have something to be proud of.
Our time is now and our moment is here. Africa will witness the birth of a new nation borne of over 100 plus years of struggle and personal sacrifice. We will not be denied what our fathers and their fathers have bled for and died for. We will not be denied what our brethren have suffered for. Surely we will not be denied what is rightfully ours.
Freedom is not and has never been free but we are willing, ready, and able to pay the price. Ogaden belongs to us and we will take it back by any means necessary. While we mourn the passing of our great hero Sheikh Ibrahim Abdalla, we celebrate his heroic acts to rid Ogaden of the Tigrian tyranny.
s/c inta waxaan uga nastexayn rabaa dadka culimada afka ku wada dhufanaya oo oranaya suufiyo ayaa gaalo u fadwoota
waxaan umalaynayaa qof waliba wixii uu samaystay allaah ayuu la hor tagayaa cid allaah cidkale uga jurtumi doontaana majirto ee waxaan idin oran lahaa aakhiradiina ilaa shada
waayo waxaan ogsoonahay in ay jiraan suufuyaal afar iyo labaatan saac u taagan cibaadada
allaah iyo kuwo qaldan
waxaan kaloo ogsoonahay in ay jiraan al itixaad wanaagsan iyo kuwo qaldan oo waliba qalad koodu saaid yahay lagana yaabo xitaa in ay mararka qaar diinta ku xad gudbaan
sido kale waxaan aqaanaa al islaax wanaagsan iyo; kuwo sidoo kale qaldan
waxaa kaloo jira dad badan oo firqooyin lagu sheego qaar wanaagsan iyo; kuwo qaldana ay
iskugu jiraan
sidaa daraadeed waxaan idin oran lahaa allaah kabaqa
firqo aaakhiro ma idin difaacayso qof waliba wixii uu hor marsaday ayaa difaaci doona
jihaadkuna waa xaq mana aha mid cid gaar ahi ay jeebka ku wadato waa wax allaah uu ina faray
sidaa saraadeet walaalayaal xusuusnaada
qof waliba qofka ka cilmiga badan in uu ka danbeeyo uu na ogaado in uu kafiican yahay nin kaas ka cilmiga badan uuna cizeeyo waliba
mida kale wa xaa jira walalayaal
dad hadii ay hadlayaan waxaa ladoonayaa in ay yiraahdaan keebaa noogu cilmi badan uuna u hadlo kii u cilmiga badan
waxaan idiin sheegayaa walaalayaal waxaan ku jiraa dadka afar iyo labaatan ka saac la hortaagan galaada xabada iyo waliba wixii kale ee aan ku jabin karo waliba waxaa kaloo jira in uu ku shahiiday labo walaalahay ah hadana aan jeclahay in aan anigu ku shahiido
hadana markii aan maqlo dadka afka wada marinaya culimo laga yaabo in ay kawnaagsan yihiin oo ka cibaado badan yihiin allaahna waliba ay uga dhaw yihiin aflagaadaynaya waxaa iqabata kuwaan daraadood ma uga hartaa jihaadka ay ku jiraan waayo nin kii kula socday ayaa wax yaabo qaldan ku hadlaya afar iyo labaatan saac mana jirto cid yac dhahaysa
war allaah aan kabaqno walalayaal aana joojino cayda mida kale nin kii xun allaah ayaa laxisaabtamaya asaga ayaana amaal marinaaya ee kaleexda idinku
waad mahad santihiin