Comments on: Fatwo loogu Magac daray “Mas’alada 4-aad” oo ka soo baxday Sh. Dr. Cumar Iiman

By: Somali
khayr ilaah hasiiyo sheekha, hadii laguu faa’ideeyana meesha kuma jirto in shakhsiyadiisa wax laga sheego, kaliya dhagayso  wixii ku anfacaya ka qaado, ee inaan sheekha dabo-dhigano wax faa’ido ah oo ka helayno majirto, ee ilaah halaga cabsoodo oo culumada hala ixtiraamo adinkoo mahadsan

tan xigta waxaan rabaa walaalaheena Somali mirror inay dib ugu noqdaan qoritaanka Aayadaha quraanka oo qaarkood khalado badan ku jiraan, waxaana rajaynayaa inaad ka digtoonaataan markaad qoraan qoraysaan inuu qoraal ahaan usaxdaan oo yaan sidi qof dhanbaal qoraya la’iskaga qorin.

Mahadsanidiin

By: XOG-OGAAL
asc  walaalayaal waad salaaman tihiin

walaalkaan heysta sheeqa  waxa uu isticmaalay magacaan in muda ah isticmaalayay

hadalkaas aad tiri ee sheeqa ku aadan kuguma raacsani saas oo kale ayaad dadka wareer rabtaa inaad ugu rido ee magac soo qaado si aadan ii galaafan

wsc

By: ku darso
BISMILAAH.

Asalaamu calaykum.

Marka hore bogan waa u mahad celinayaa, marka xiga emailka aad shardiga ka dhigteen faa,iido iyo caqabadba wuu keenay. oo dadbaanba email lahayn oo talo ina siin lahaa, amaba dadbaan ogolayn in emailkooda la ogaado siday doontaba ahaatee, waxaase aad isu dhimay dadkii cayda, aflagaadada iyo abuurida isku dirka walaalada fidin jiray taasina waa faa,iido wayn.

walaalayaa beeshan isku magacoowday beesha caalamka laakiin waa beesha shartee, sadex arimood ayey ku farageliyaan caalamka inta kale marka laga reebo maanta dadkii darkooda ama ceelkooda seeftooda ku ilaashaday oo laga haybaystay.

1)- in dhexdaada laga helo kala jab oo iyada aan ukala qaybin karno

A-khilaaf dadka muslimka dhex yaala wixii doonaaba ha sababee sida cadaalada daro,qabiil,iwm kasoo faa,iidada ugu way ah ALLAHna ku sheegay khasaarada ugu wayn markuu ka digayey inaynan badhkeen muslimiinta ahi wax walaaladood dhex maray gaalada u soo raacin inagoo la jaal ah cadawna ku ah mu,miniinta aad walaalada tihiin, haday taasi dhacdo qabsashada gaaladu dunida muslimka qabsanayso ALLAH baajin maayo wuxuu yidhi ( YAA AYUHA LADIINA AAMANUU LAA TATAKHIDUL KAAFIRIIN AWLIYAA,A MIN DUUNIL MU,MINIINA, ATURIIDUUNA AN TAJCALUU LILAAHI CALAYKUM SULDAANAN MUBIINAA) sidoo kale wuxuu yidhi (YAA AYUHA LADIIN AAMANUU LAA YA DURUKUM MAN DALA IDAHTADAYTUM) oo ah muminiintaay hadaad idinku toosan tihiin oon xagiina cilad ka imaan idin dhibi maayo cida lun sani ama munaafaq ama gaal.

B-munaafaq kani waajiray waana jirayaa laakiin wuxuu banaanka iman lahaa marka kan hore jirin, laakiin hada kan hore ayuu ku qarsoon yahay oo shaarkiisa xidhanayaa sida inuu qabiil ku dhuunto amaba yidhaahdo cadaalada daradaasaan ka dhiidhinaynaa dad uu ku dhex dhuuntana heliyo.

2)- inuu jiro deriskaaga, dal khilaaf caqiido,dhul,qawmi idinka dhexeeyo kaasoo ay uga faa,iidaystaan badhitaarka cadawgaa soo jireenka ah ee aad is hayseen. waxaase la odhan karaa hadii qodobka hore ee dhexdeena meesha ka maqan yahay dhib xoog leh maleh oo ALLAH ayaa balan qaaday (WALAN YAJCALALAAHU LIL KAAFIRIINA CALAL MU,MINIINA SABIILAA).

3)- inaad deris tihiin dawlada oon sidii kii hore ahayn lakiin aan u qaybin karno iyagana laba darajo.

A- Dawlada maslaxad wayn ku qabta dawladahan taasoo ilaashanaysa maslaxada ay ka leedahay wadamadaas ilaalinta maslaxadeeda lagu shardiyo inay dagaal dadban oo ay ugu adeegayso beesha caalamka sidaas lagu geliyo balan qaadyo fiican hadii ladoono hadhoow ha laga baxee loo balan qaado, qaabkuu u dhicilahaan uusan ka muuqan ee uu u muuqdo khilaaf soo kala dhexgalay labadan dal.

B-wax lagu magacaabo amni muqaabil maslaxa oo ah in wadan ay ka ilaaliyaan wadan ay cadawyihiin ama jiritaankiisa awood yari darteed la ilaaliyo ama madaxdiisa kusiga loo ilaaliyo iyana waxay ilaalinayaan oo daafacayaan maslaxada wadamadaas waxaa markaa lakala bedeshay AMNI oo ay u damaanad qaadaan iyo maslaxada ay iyagu leeyihiin oo loo damaanada qaado, hadii markaas wadamadaasi deris kula yihiin aad bay u fududaya in mashaakil dagaal qoorta laguu geliyo adoon arag ama dareemin cida mashaakilkan abuurmay daba fadhida.

noocay doontaba ama mid muuqda ama mid dadban mashaakilkaaga lug ha ugu yeeshaane hadii qodobka ugu horeeya qaybtiisa A ay umadu xalisato inta kale waa sahal.

WABILAAHI TAWFIIQ

By: XOG -OGAAL
ASSALAMA ALEYKUM

WAA IDIN SALAAMEY SOOMAALIYEY : SH OMAR WAXAA U FIIC NAAN LAHEYD IN UU ISKA DAAYO FADWADDA -KALIGA AH ” KALIGIS MAHAN CAALIM SOOMAALIDA DHEXDEEDA” SHALEY WAXA UU WAX KA JOOGAY NAYROBI ” DADKII LA HADLEY ISAGA OO  JOOGA AYAAN KU JIRAA NBI & QAAHIRA ” WAXA MAANTA IS BADALEY OO AAN SHALEY JIRIN ,, WAA IN SHEEKHU KA HADLAA.

TAN KALE ISLAAMKU WAXA UU QABBA HADII 2 KOOXOD IS HAYAN IN AAN KOOXINA MIDDA KALE U FATWOON KARIN . MARKA SHEEKHA KHEYR ALLAHA SIIYE ,, UMMAD KALE HA U RARO ,, FADWOOYINKA ” ISAGU WAA GARABKA ASMARA FADHIYA,, REER JABUUTINA UMMA FATWOON KARO”.

WAXAAN WALAALAHA QORA SOMALIMIRROR ex BEERDHIGA  KA CODSANAYAA IN AY UMMADDA U TURAAN ” WALAAHI WAA LA IS WEYDIIN DOONA MAALIN MAALMAHA KA MID AH QOF WALBA WAXA UU DHIB IYO DHEEF LA YIMAADO”.

SKHEEKH OMAR WAXAAN ISAGA KA CODSAN LAHAA ,, IN UU ALLE UGGA BAQO FADWOOYINKISA ISKA SOCDDA MALMAHAM OO UU WALAALIHII ,,, DUL DHIGAYO. CADAALADDA AYAA KA HOREYSA IN FADWO LA SOO SAARO.

WAAD MAHADSANTIHIN