Fatwo loogu Magac daray “Mas’alada 4-aad” oo ka soo baxday Sh. Dr. Cumar Iiman

Shabakadda Somalimirror ayaa heshay nuqul ka mid ah fatwo cusub oo uu soo saaray Sh. Cumar Iimaan Abuubakar, taasoo loogu magac daray “Mas’alada afraad” ayaa tibaaxeysa arrimo ay ka mid yihiin; xukumka sharciga ah ee ku aaddan in ciidamo shisheeye la keeno Soomaaliya oo dal muslim ah.

XUGUNKA AY LEEDAHAY CIIDAMO SHISHEEYE OO LOO ADEEGSADO SOOMAALIYA OO AH DAL MUSLIM AH

1- waxaan rabaa inaan baraarujiyo dhaq dhaqaaqan iyo muhiimada ay siinayso beesha caalamka arimaha soomaaliya, sababtiisu inay tahay guulihii ay ka xaqiijisay muqaawamadu gumaystaha soo duulay, waxaana xoroobay Alle fadligii inta badan dhulkii ay joogeen cadawga ithoobiya , sida lawada ogyahay joogitaan koodu wuxuu ku koobmay meela yar oo kamid ah caasimada iyo magaalooyinka Baydhaba iyo Balad-wayne , goobahaa yar yar oo iyagana hada ay ku socdaan dharbaaxooyinka muqaawamada si isdabajoog ah,

Ciidamada ithoobiya waxay ku jiraan xaalad adag oo aanay awoodin inay sii joogaan iyo inay baxaan toona.

Beesha caalamku madoonayso inay ka baxaan ciidamada ithoobiya dalka soomaaliya iyagoo jabay,

markaa waxaa lagama maarmaan ah in la’raadiyo wada loogu ceeb qariyo lagana dhigo bixitaankeeda mid sharaf leh loona muujiyo inay xaqiijisay ahdaafteedii, sidoo kale beesha caalamku madoonayso inay muqaawamadu wadanka qabsato kadib bixitaanka ciidamada ithoobiya , mana jiro dariiq lagu xaqiijin karo labadaa hadaf ilaa in la adeegsado ciidamo caalami ah oo xukuumadaa daba dhilifka ah ka ilaaliya baaba’a kadib bixitaanka ciidamada ithoobiya una diida muqaawamadu inay gaarto suldhada .

hadaba ciidanka shisheeye u iman mayo maslaxada shacabka soomaaliyeed iyo inuu kabixiyo dhibta haysata ee waxay u imaanayaan inay sii ahaadaan siday maanta yihiin iyo inay baaqiyeelaan shan sanadood oo kale xukuumada daba dhilifka ah ee iyadu asalka u ah mushkilada shacabka soomaaliyeed haysata, iyadoo ay taasi jirto hadana majiraan wax damaanad ah oo ku aadan bixitaan dhamaystiran oo ay kabaxayaan ciidamada ithoobiya dalka , ee kaliya waxaa labadalayaa dharka ay sitaan oo lugu badalayaa kuwa ciidamada caalamiga ah ee afrika si loo sii wado danbiyada lagalayo iyadoo la adeegsanayo magaca qaramada midoobay lana leeyahay waxaan difaacaynaa naftayada, sidoo kale majiraan wax damaanada oo diidaya inay ku soo laabtaan dalka ciidanka ithoobiya si markale loogu laabto gumaysiga , kadib bixitaanka ciidamada shisheeye. markaa waxay noqonaysaa inaan ku baaqi ahaano goob xiran oo aan awal iyo aaqir(bilow iyo dhamaad) midna lahayn ,waana taa ciidanka shisheeye iyo hadafka uu kaleeyahay soomaaliya.


Aan ka eegno xaga sharcigaa in loo adeegsado

ciidamo shisheeye dalka

Mas’aladaan hadii aan u eegno si guud waxaa weeye in loo kaalmaysto gaalo ladagaalanka muslimiinta, maxaa yeelay ujeedada in la adeegsado laga leeyahay waxaa weeye xoojinta xukuumada daba dhilifka ah iyo gaarsiinta awoodeeda gobolada dalka oo dhan , taasoo muhiimadooda koowaad ay tahay inay hubka kadhigto muqaawamada , lana diririto mujaahidiinta , ayna qab qabato , una dhiibta inta muuq muuqata ee ka mid ka ah maraykanka , iyadoo qiil ka dhiganaysa wax loogu yeero arga gixisada , inta soo hartana lageliyo xabsiyada xukuumadaa daba dhilifka ah.

Hadaba Hadii ahlul cilmigu ay isku khilaafeen inay muslimiintu kaalmaystaan gaalo iyada oo ay la dirirayaan gaala kale, adilo laysla yaqaano oo diidaysa arintaana ay badantahay, qaarna ay baneeyeen laakiin ay ku xireen shuruudo ay ugu muhiimsan yihiin, inuu yahay gaalku muslimiintu miday ka haystaan aragti wanaagsan aamina ay ka yihiin shartiisa unuuna yahay tiro ahaan mid kayar muslimiinta, si hadii ay uleexdaan safka gaalada aysan wax u yeelin muslimiinta tiradooda iyo awoodooda .

Waxaan iyada marnaba banaanayn xaalad kasta oo lugu jiro inay muslimiintu gaalo kaalmaystaan si ay ulla diriraan muslimiin kale, arinkaana madhihin qof kamid ah muslimiinta inta aan ognahay , kawaran in ladalbado ciidamo shisheeye oo gaalo ah. si ay u kaalmeeyaan xukuumada daba dhilifka ah ee kasoo horjeeda maslaxada diinka iyo xoriyada soomaaliyeed.

In la adeegsado ciidamo caalami ah macneheedu waxaa weeye in gargaar lawaydiisto iyo inay isku taagaan in xal loo helo arinka soomaaliya , waxaana ka horeeya arinkaa oo dhan in loo dhiibo maamulka dalka oo dhan , maxaa yeelay waxaan ognahay in ciidamada caalamiga ahi ay yihiin kuwa dalka xukumaya mudada ay joogaan, ay dilayaan ciday doonaan una taxaabaan xabsiyada cidii ay doonaan , ayna dhoofsadaan hantida shacabka wixii ay doonaan, ayna ka faramaroojisanayaan hubka muqaawamada, waxay samaynayaan arinkaas oo dhan iyagoo xujaysanay inay sugayaan amniga,

Nagamana foga wixii ay ku sameeyeen shacabka soomaaliyeed 1993kii iyo hada waxa ay ku sameynayaan shucuubta ciraaq iyo afgaanistaan.

Waxaas oo dhan waxaa ka Qatar badan adeegsi gooda inay lasocoto,

Inaad ku taageerto wax walba oo jariimo ah oo ay u gaysato shacabka, taa kaliya maahee waa in ladhiira geliyo oo la baarikeeyo waxa ay kula kacayaan shacabka, lana cambaareeyo cid walba oo is hortaagta ama ku diida arin, hadii ladilo mid kamida ciidanka waa inuu muujiyaa inuu kamurugoonayo kii adeegsanayay ,waana waxa haysta karazayga afgaanistaan iyo maalikiga ciraaq , arinkaas oo dhana wuxuu ku hoos jiraa in waday hoosaad laga dhigto iyadoo lagu baabi’inayo muslimiinta iyo karaamadooda , arinkaasina waa midaan banaanayn sida ku cad aayaad fara badan oo ay ka mid tahay qowlka Alle sareeye.

{ياأيها الذين آمنوا لا تتخذوا اليهود والنصارى أولياء بعضهم أولياء بعض ومن يتولهم منكم فإنه منهم إن الله لايهدي القوم الظالمين}وقوله تعالى{لا يتخذ المؤمنون الكافرين أولياء من دون المؤمنين ومن يفعل ذلك فليس من الله في شيء إلا أن تتقوا منهم تقاة ويحذركم الله نفسه …}.

Waxaan shaki ku jirin xukuumada daba dhilifka ah iyo cidwalba oo ku biirta inay ciidamada shisheeye ka dhiganayaan saaxiibo iyo waday hoosaad, ayna ahaanayaan kuwa ku wada jira khandaq (dhufays mid ah) mu’miniita iyo mujaahidiinta sokadood , waxaana u daliila qowlka Alle sareeyee

{تري كثيرا منهم يتولون الذين كفروا لبئس ما قدمت لهم أنفسهم أن سخط الله عليهم وفي العذاب هم خالدون ولوا كانوا ويؤمنون بالله والنبي وما أنزل إليه ما اتخذوهم أولياء ولكن كثيرا منهم فاسقون}

Ayaadka ku soo arooray waa ay badanyihiin, suuratu muxamad waxaa ku sugan aayad aad u koobaysa waxa aan ku suganahay waxaanan rajaynayaa inay aad iila fiiriyaan walaalaha muslimiintu , waana qowlka Alle sareeye.

{إن الذين ارتدوا على أدبارهم من بعد ما تبين لهم الهدى الشيطان سول لهم وأملى لهم . ذلك بأنهم قالوا للذين كرهوا ما نزل الله في بعض الأمر والله يعلم إسرارهم }إلى قوله تعالى{ذلك بأنهم اتبعوا ما أسخط الله وكرهوا رضوانه فأحبط أعمالهم }

Aayaadkaas iyo kuwa lamidka ahi waxay u digayaan qofkasta oo ka tanaazula wax kamid ah mabaadi’da iyo thawabida islaamka . isagoo dhaafsanay ballan qaadyo wahmi ah, ujeedada laga leeyahayna ay tahay in laga lumiyo qadiyada ninka iskaleh hadafkiisa, waana qayb kamid ah qurxinta iyo baadiyeynta shaydaanka, shayadiintuna waa badan yihiin waxaana kamid ah qaramada mudoobay,

maxaa yeelay waxay kamid tahay shayaadiint insiga, cid walba oo ka inxiraafta manhajka toosan Rabbi wuxuu leeyahay sareeyee

للذين كرهوا ما نزل الله سنطيعكم في بعض الأمر

Waxay inoo cadeeyeen wufuud katirsan dowladaha waaneyn oo maraykanka iyo yuruba isugu jira inaanay aqbalayn soomaaliya inay ka dhalato dowlad islaami ah ama muqaawamadu ay gaarto suldhada kaligeed, arinkaasina waa diido wixii Alle uu soo dejiyay .

In la ogolaado qorshaha nabad raadinta soomaaliya ee qaramada midoobay iyo in lagula galo qorshahaa dushiisa hishiis oo lagu gaaro ugu danbayntii in lala qaybsado xukunka dowlada daba dhilifka waa tanaazul laga tanaazulay mabaadi’dii iyo thawaabidii islaamka waana arinka ay aayadu tilmaamtay, waxaan idinku raacaynaa arinka qayb kamid ah.

) سنطيعكم في بعض الأمر )

ficiladaas oo dhani waxay kamid yihiin waxyaabaha dadka halaaga, keennana in camalka saalixi ahi buro.

{ذلك بأنهم تلعوا ما أسخط الله وكرهوا ضوانه فأحبط أعمالهم}

Ilaahayow waxaan kaa magan gelaynaa lumid hanuunka kadib, kuwa karajaynaya qaramada midoobay waxa tar waxay moogyihiin xaqiiqada qur’aanka kariimka ahi nagu baraarujiyay.

{ياأيها الذين آمنوالا تتخذوا بطانةمن دونكم لا يألنكم خبالا ودّوا ما عنتم قد بدت البغضاء من أفواههم وما تخفي صدورهم أكبر قد بينّالكم الآيات إن كنتم تعقلون }وقوله تعالى{ياأيها الذين آمنوا إن تطيعوا فريقا من الذين كفروا يردوكم على أعقابكم فتنقلبوا خاسرين }وقوله تعالى{ ولايزالون يقاتلونكم حتى يردوكم عن دينكم إن استطاعوا…}وقوله تعالى { ولن ترضى عنك اليهود والنصرى حتى تتبع ملتهم قل إن هدى الله هو الهدى و لئن ا تتبع أهواءهم بعد الذى جاءك من العلم مالك من الله من وليّ ولا نصير}.

Qaramada midoobay taariikhda inta la ogyahay magelin dhul ilaa way baabi’say , taasna waa caadadeeda iyo diinteeda, inaguna waan soo jaribnay arikaas waana soo aragnay sida ay dhulka u fasahaadiso , mu’minkana laba jeer god lagama qaniino , waana inaan ku waano qaadanaa ciidamada caalamiga ahi waxa ay kasameeynayaan hareeraheena (Ciraaq, Afgaanistaan) oo dil baabi’in iyo burburin ah.

SHUBAHAADKA LASOO AROORIYO

IYO JAWAABAHOOD:

1- CIIDAMADA CAALAMIGA ahi waxay kadhib yaryihiin ciidamada ithoobiya aqbalaada aan aqbalnayana waxaan ku dhisnay labada dhib kan yar.

Jawaabta shubhadaas waa labo weji :

qaacidada qaadashada labada dhib kan yar waa hadii aanay hortaada oolin labadooda wax aan ahayn, anaga waxaan haysanaa mid sedaxaad oo ah inaan sii wadno dagaalka aan kula jirno ithoobiya ilaa ay kabaxdo , inagoo aan aqbalin ciidamo caalami ah , haduusan jiri lahayn qiyaarkan ma’aanan bilaw neen dagaalka aan kula jirno ciidamka cadawga, qof walbana waa garanayaa xaalada ay ku suganyihiin ciidamada ithoobiya maanta.

Ciidanka caalamiga ahi waa ka dhib badanyahay ciidamada ithoobiya asbaaba ay kamid yihiin:

1- ciidamada caalamiga ahi waxay leeyihiin awood aysan lahayn ciidamada ithoobiya , ciidamada caalamiga waxay haystaan taangiyo ,diyaarado iyo awood ay maalin kaliya ku qabsadaan dalka oo dhan laga bilaabo raas kaanbooni ilaa raas casayr , waxayna qabsanayaan dhamaan goobihii horay loo xoreeyay markale arinkoo dhanna waxay u celinaysaa meel eber ah oo khilaafsan halka ay marayaan ciidamada ithoobiyaanka oo ku go’doonsan meelo kooban oo aan awoodin inay sameeyaan dhaqdhaqaaq waqtigan.

2- Ciidamada caalamiga : waxa loogu yeero sharciyada caalamiga ahi oo macneheedu yahay inay u leeyihiin xoriyad mudlaq ah waxkastoo ay sameynayaan, iyadooysan jirin cid ka hor iman karta, hadii lagu rido xabad kaliya si kama’ah waxay noqonaysaa danbi wayn, waxaana loo aqoon sanayaa cidii sidaas samaysa cid ka horjeeda xeerarka caalamiga ah argagixisadana kaga jirta booska koowaad, waxaana lagu banaysanayaa arinkaas danbiyo waaweyn oo laga galo shacabka, taasina waxay khilaafsantahay ciidanka ithoobiya , maxaa yeelay caalamku wuxuu aqoon sanyahay inay yihiin ciidamo gumaysi, shacabka soomaaliyeedna uu xaq uleeyahay inuu muqaawameeyo oo uu ka hortago gumaysigaas.

3- Ciidamada caalamiga ah: waxay u imaanayaan inay xoojiyaan xukuumada dab dhilfka ah. Waxayna u aqoonsan yihiin inay sharciyad ku taagantahay ,wax walba oo awood ah oo ay leeyihiin waxay isugu gaynayaan inay gaarsiiyaanilow awooda xukuumada daba dhilifka ah gobolada oo dhan, arinkaasina waa fasaad aan ka qarsoonaayn cid walba oo caqli u saaxib ah shacabka wuxuu xamili waayay xukuumada dabadhilifka iyadoo ku go’doonsan dagma ka mid ah dag’mooyinka caasimada, side u xamilayaa hadii ay gacanta ku dhigto ciida soomaaliyeed oo dhan.

Majiro qof awoodi kara inuu yiraahdo nxaqaa’iqdaa kadib ciidamada caalamiga ayaa kadhibyar ciidamada ithoobiya .

SHUBHADA 2 AAD: CIIDAMADA ITHOOBIYA waxay kaleeyihiin damac gumaysi dalka soomaaliya laakiin ciidamada caalamiga wax damac ah kama lahan soomaaliya.

Jawaabta shubhadaasi waa sedax waji :

1- ithoobiya haba ka lahaato qaybaha kale ee dhulka soomaaliyeed damac gumaysi lakiin damacaas waxaa lategay dabaysha , hadeerna Ilaahay fadligiis waxay yaqiinsatay inaanay gumaysankarin soomaaliya , waxayna ku yimid fadliga Alle kadib fadliga muqaawada geesiga ha , umana furna hadeer waxaan ahayn inay kabaxdo soomaaliya haba jeclaato ama ha nacdo’e , arinkaasina aragtidayda waa guul wayn oo u soo hoyatay muqaawamada wuxuuna bilow u yahay xoriyad dhab ah oo uu helo shacabka soomaaliyeed iyo in cadawga soo jiraynka ogaado inuusan awoodin inuu xaqiijiyo damaca uu kaleeyahay soomaaliya .

2- oraahda dhahaysa ciidanka caalamiga ahi wax damac ah kama laha soomaaliya , arintaas aragtidayda sax maha.

Allaan kugu dhaariyee yaa horay u gumaystay soomaaliya sida lawada ogyahay jawaabtu waa :

Talyaaniga oo koofurta ah ,ingiriisga oo waqooyiga ah, faransiiska oo jabuuti ah , bortaqiiska oo xeebaha ah m dabadeed aan iswaydiinee ayaa siiyay soomaali galbeed ithoobiya N.F.D.na kiinya. Yaa markii hore sidaas soomaaliya ku sameeyaya – reer galbeedka – hadeerna waxay u ol olaynayaan marxalada koobaad inay ka gooyaan bunti laan iyo soomaali laan soomaaliya inteeda kale ay ku daraan marxalada labaadna ithoobiya arinkaasina waa qorshaha ladoonay in lagu fuliyo soomaaliya .

BILAAWGA XARIGA Mu’aamarada: waa in laga dhiso dowlad tag daran oo ay kaalmayso qaramada midoobay goofurta soomaaliya dabadeedna lagu qasbo inay aqoon sato soomaali land si meesha looga saaro kayaan mid ah oo raadiya qaybaha maqan .

3- horaahda oranaysa ciidamada caalamiga ah maahan ciidamo gumaysi ee ciidamada ithoobiya kaliya ayaa gumaysi ah .

waxaan waydiinaynaa macnaha gumaysiga, waxaa lagama maarmaan ah inuu yirahdo gumaysigu waa in laga qaado xoriyada shacabka .

waxaan leenahay hadaba ciidamada caalamiga ah waa gumayste .\, maxaa yeelay waxay xoriyada kaqaadaysaa xoriyada shacabka inta ay joogto , sida la ogyahayna waxay noqonaysaa cida sida dhabta ah u xukunta dalka , wax macna ah male inuu joogo sawirka qof lagu sheegayo inuu dalka xukumo oo farihiisa laga bixiyay maamulka sida uu yahay xaalka nuuril maalikiga ciraaq ,xaamid karzaayga afgaanistaan iyo cadilaahi yuusufka soomaaliya .

SHUBHADA 3 AAD: CIIdamada caalamiga way imaanayaan si aan shaki ku jirin iyagoo aan cidna ogolaasha waydiisan , hadii arinku sidaas ayhay miyaysan haboonayn inaan aqbalno imaatinkooda si aan ra’yi ugu yeelno .

Jawaabta shubhadan: oraahda oranaysa ciidamada caalamiga ahi waay imaanayaan si aan shaki kujirin cidna ugama baahna wax ogolaasha ah,ogolaashahayga iyo diidada yada soo hormarin mayso dibna udhigimayso, waxayna waqtigii looqorsheeyay , sidaa darteed cidna dheg jalaq usiimayso shuruudahaada , wuxuuna ahaa codsiga ciidamada shisheeye mid kayimid xaga wafdiga wada hadalka ku jira .

2- wuxuu farqi udhexeeyaa inay ku yimaadaan codsi ianga nagayimid iyo inay iska yimaadaan inagoon waafaqin , hadii ay ku yimaadaan codsi anaga nagayimid, sida lamalaynayan ay danbiyo ka galaan shacabka , anagu waxaana markaa qayb kanaha danbigaa maxaa yeelay sabab ayaan u ahayn imaatinkooda ,taasina waxay ka gedisantahay hadii aan waafaqno , maxaa yeelay qofna danbi kuma laha wuxuusan awoodin ,.

3- Waxa kasoo baxay golaha amaanka go’aan farabadan oo lagu codsanaayo ciidamo caalami ah oo lakeeno dalka soomaaliya, iyadoo ay taasi jirto hadana doowladuhu ma ogolaan arintaasa, maxaa yeelay diidada ka imaanaysa muqaawamada darteed , hadiise lahelo codsi ciidamo caalami ah oo kisoo baxa magaca muqaawamada intaasi ay soo dedejinayso in ciidamo shisheeye dalka soogalaan .

SHUBHADA 4 AAD: WAxaan dalbanaynaa in ciidamada caalamiga ee imanaya soomaaliya, inay ka yimaadaan dowladaha carbeed iyo kuwa islaamka , hadii codsigaa la oglaadana wax Qatar ahi kuma jirto imaatan kooda.

1- jawaabta shubhadan: codsiga ay gudbiyeen wafdiga wada hadalada ee metelaya koox kamida isbahaysiga kuma jirin wax shuruuda oo cadaynaya nooca ay noqonayaan ciidamada imaanaya.

2- Beesha caalamku ma ogola ciidamo inay udirto ciidamo ka socda dowlado islaami ah dowla islaam ah, maxaa yeelay arinkaasu wuxuu ka hor imaanayaa hadafkii ay kalehed beesha caalamku faragelinta arimaha dowladaha islaamiga , waxayna kala dhex gelaysaa beesha caalamka iyo mashruucii islaamiga ahaa caqli galna maahan in beesha caalamku ku gacan siiso shucuubta islaamka gaarida hadafkooda wayn.

3- Doowladaha shucuubtoodu muslimiinta yihiin awood uma lahan inay ciidamo u diraan kaligood goobaha laysku haysto iyadoona lasocon dowladaha waaweyn.

4- Waxaa suuragal ah arin kaliya inuu dhaco oo ah in ciidamada imaanay ay kamid noqdaan kuwa kasocda dowlad ama laba dowladood oo islaami ah, hadaba wax maka qaban karaan dowladaa iyo labadaa wax maka qaban karaan waxa dhaca, sidii dhacday sanadkii 93 dhabtii ciidamada shisheeye waxay ka galeen jariimooyin waaweyn , suuragalna uma ahayn dowladihii islaamiga ahay oo lasocday inay wax kaqabtaan .

5- Hadiiba aan kadhigno in ciidamadaasi ay ka imaanayaan dowlado carbeed iyo kuwa islaami ah , ciidamadaasi waxay ku shaqanayaan qodobada iyo xeerarka qaramada midoobay,waxna ka bedelayso inay yihiin ciidamo kasocda dowlado islaami ah, waxaana ognahay laftooda loo tababaro inay ladiriraan saxwada( baraaruga ) islaamiga ah, waxaaba dhici karta mararka qaarkood inay uga dhib badanyihiin islaamiyiinta ciidamada ka imaanay dowladaha horoy u maray.

Gaba gabadii waxaan Alle (s.w.) kabaryeey naa inuu naga xifdiyo dhagata cadawgeena, iyo inuu nagu sugo xaq naguna irzaaqo inaan ku sabarno isaga ayaa weli u ah oona awooda arinkaas.

وصلى اللهم على نبينا محمد وآله وصحبه وسلم

Waxaa qoray oo tafaf tiray oo ka jawaabay

fadiilatu sh.dr. cumar iimaan abuubakar.

 

 

المسالة الرابعة: حكم استقدام القوات الدولية إلى الصومال المسلم

أولا : أريد أن أنبيه على أن هذا التحرك الدولي والاهتمام بالقضية الصومالية، سببه هو ما تحقق للمقاومة الإسلامية من انتصارات على العدو المحتل في أرض الواقع، وقد تحررت - بفضل الله _ معظم المناطق من وجود القوات الإثيوبية، وقد انحصر وجودها كما يعلم الجميع في مناطق محدودة من العاصمة، وفي مدينتي بيدبا وبلدوين، وهي في تلك المناطق  تتوالى عليها الضربات من المقاومة باستمرار، فالقوات الإثيوبية في وضع حرج فلا هي قادرة على البقاء كما هي لا تقدر على الخروج إلا بخسائر  فادحة .

فالمجتمع الدولي لا يريد للقوات الإثيوبية أن تخرج من الصومال هو  مهزومة تجر أذيال العار، فلابد من البحث عن طريقة تحفظ لها ماء وجهها، وتجعل خروجها من البلاد مشرفا وكأنها حققت شيئاً من أهدافها كما لا يريد المجتمع الدولي أن تسيطر المقاومة على البلاد بعد خروج القوات الإثيوبية، فليس هناك من طريق يحقق هذين الهدفين إلا باستقدام القوات الدولية لتحمي الحكومة العميلة من الانهيار بعد خروج القوات الإثيوبية، ولتمنع المقاومة من الوصول  إلى السلطة.

إذن فالقوات الدولية لا تأتي لمصلحة الشعب الصومالي وانتشاله من أزمته بقدر ما تأتي لإطالة أمد الأزمة وإبقاء هذه الحكومة العميلة التي هي أصل المشكلة على الشعب الصومالي لحمس سنوات أخرى، ومع ذلك ليس هناك من ضمان بخروج الكلي  للقوات الإثيوبية من البلاد بل المتوقع أن تغير الزي العسكري الخاص بها إلى زي القوات الدولية الإفريقية لتواصل ارتكاب الفظائع باسم الأمم المتحدة والدفاع عن النفس كما ليس هناك من ضمان من عدم عودة القوات الإثيوبية  إلى احتلال البلاد من جديد بعد خروج القوات الدولية، فنبقى في دوامة عنيفة، وندور في حلقة مفرغة لا أول لها ولا آخر.  هذه هي القوات الدولية وأهدافها في الصومال

ولننظر إلى استقدام القوات الدولية إلى البلاد من الوجهة الشرعية.

هذه المسألة في جوهرها هي الاستعانة بالكفار على مقاتلة المسلمين لان القصد من استقدامها تقوية هذه الحكومة العميلة لبسط نفوذها على جميع المناطق، ومن أولى مهامها القيام بنـزع سلاح المقاومة، ومحاربة المجاهدين، والقبض عليهم، وتسليم البارزين منهم لأمريكا باسم الإرهاب، ووضع البقية في سجون الحكومة العميلة.

فإذا كان أهل العلم اختلف في استعانة المسلمين بالكفار على الكفار، فمنعها كثيرون لأدلة معروفة، وأجازها آخرون لكن بشروط من أهمها أن يكون الكافر حسن الرأي في المسلمين وأن يؤمن شرهم  بأن يكونوا قلة ، والمسلمون كثيرون بحيث لو تحولوا إلى صف الكفار لم يتضرر بذلك المسلمون لكثرتهم وقوتهم .

وليس يصح بحال من الأحوال استعانة المسلمين بالكفار على محاربة مسلمين آخرين، فهذا لم يقل به أحد من المسلمين فيما أعلم، فكيف يكون طلب القوات الدولية الكافرة لإعانة حكومة عميلة تعمل ضد مصالح الشعب الصومالي في دينه وحريته .

واستقدام القوات الدولية يعني طلب النصرة منهم، وأن تقوم بإيجاد حل للأزمة الصومالية، وفوق ذلك يتم تسليم مقاليد أمور البلاد إليها لأننا نعلم أن القوات الدولية هي التي تحكم البلاد فترة وجودها، تقتل من تشاء، وتعتقل من تشاء، وتصادر من ممتلكات الشعب ما تشاء، وتجرد المقاومة من سلاحها، ولا تراعي في مؤمن إلا ولا ذمة، تفعل ذلك كله بحجة فرض الأمن والاستقرار بالقوة، وما فعلت القوات الدولية بالشعب الصومالي في عام (93 ) ليس عنا ببعيد، والشيء ذاته تفعله  الآن في العراق وفي أفغانستان.

 وأخطر من هذا كله أن من استقدمها عليه أن يقوم بالدفاع عنها مهما ارتكبت في حق الشعب من جرائم، وليس هذا فقط بل عليه أن يُشِيد بأعمالها، ويبارك عليها، ويندد من يقوم في وجهها، أو يعصي لها أمراً، ولو قُتل أحد أفراد تلك القوات أووقع عليها مكره فإن المستقدم لها سيحزن لذلك كما هو الحال في كرازاى أفغانستان ومالكي العراق، وهذا كله داخل في موالاة الكفار على حساب المسلمين وكرامتهم، وذلك منهي عنه بصريح العبارة في آيات كثيرة منها قول الله تعالى ( ياأيها الذين آمنوا لا تتخذوا اليهود والنصارى أولياء بعضُهم أولياء بعض ومن يتولهم منكم فإنه منهم إن الله لا يهدي القوم الظالمين ) وقوله تعالى ( لا يتخذ المؤمنون الكافرين أولياء من دون المؤمنين ومن يفعل ذلك فليس من الله في شيء إلا أن تتقوا منهم تقاة ويحذركم الله نفسه …).

  ولا شك أن الحكومة العملية ومن ينضم إليها سوف يتخذون القوات الدولية أولياء وأصدقاء فيكونون معها في خندق واحد من دون المؤمنين المجاهدين، ومنها قوله تعالى ( ترى كثيرا منهم يتولون الذين كفروا لبئس ما قدمت لهم أنفسهم أن سخط الله عليهم وفي العذاب هم خالدون  ولو كانوا يؤمنون بالله والنبي وما أنزل إليه ما اتخذوهم أولياء ولكن كثيرا منهم فاسقون )

والآيات في هذا المجال كثيرة ومتنوعة وفي سورة محمد آيات تُشخِّص هذه الحالة التي نحن فيها وأرجو أن يتدبرها معي الإخوة المسلمون وهي قوله تعالى ( إن الذين ارتدوا على أدبارهم من بعد ما تبين لهم الهدى الشيطان سول لهم وأملى لهم. ذلك بأنهم قالوا للذين كرهوا ما نزل الله سنطيعكم في بعض الأمر والله يعلم إسرارهم ) إلى قوله ( ذلك بأنهم اتبعوا ما أسخط الله وكرهوا رضوانه فأحبط أعمالهم )

وهذه الآيات وأمثالها تحذير لكل من تنازل عن شيء من مبادئ الإسلام وثوابته مقابل وُعُودات وهمية: القصد منها تضليل صاحب القضية عن هدفه، وذلك جزء من  تزيين الشيطان وتسويله، والشياطين كثيرة، ومنها الأمم المتحدة لأنها من شياطين الإنس، كل منحرف عن المنهج القويم يقول” للذين كرهوا ما نزل الله سنطيعكم في بعض الأمر“، وقد صرحت لنا الوفود من الدول الكبرى من أمريكا وأوربا بأنها لا تقبل قيام دولة إسلامية في الصومال أو وصول المقاومة إلى السلطة بمفردها وذلك كره لما نزل الله من الوحي،

وموافقة خطة الأمم المتحدة في إحلال السلام في الصومال والدخول معها في التفاوض على ضوء ذلك، والوصول في نهاية المطاف إلى تقاسم السلطة مع الحكومة العميلة تنازل عن المبادئ الإسلامية وثوابته، وذلك الذي تشير إليه الآية (سنطيعكم في بعض الأمر ).

وكل هذه الأفعال من الموبقات ستؤدي إلى بطلان العمل الصالح وحبوطه ( ذلك بأنهم اتبعوا ما أسخط الله وكرهوا رضوانه فأحبط أعمالهم )  اللهم إنا نعوذ بك من الغواية بعد الهداية. 

وهؤلاء الذين يرجون من الأمم المتحدة نفعاً يتجاهلون الحقائق التي نبه عليها القرآن الكريم ( يا أيها الذين آمنوا لا تتخذوا بطانة من دونكم لا يألونكم خبالا ودوا ما عنتم قد بدت البغضاء من أفواههم وما تخفي صدورهم أكبر قد بينا لكم الآيات إن كنتم تعقلون )  وقوله تعالى ( يا أيها الذين آمنوا إن تطيعوا فريقا من الذين أوتوا الكتاب يردوكم بعد إيمانكم كافرين ) وقوله تعالى ( يا أيها الذين آمنوا إن تطيعوا الذين كفروا يردوكم على أعقابكم فتنقلبوا خاسرين ) وقوله تعالى ( ولا يزالون يقاتلونكم حتى يردوكم عن دينكم إن استطاعوا …) وقوله تعالى ( ولن ترضى عنك اليهود ولا النصارى حتى تتبع ملتهم قل إن هدى الله هو الهدى ولن اتبعت أهواءهم بعد الذي جاءك من العلم مالك من الله من ولي ولا نصير ).

ثم إن الأمم المتحدة في التاريخ ما دخلت قرية إلا أفسدتها، وتلك عادتها وديدنها، ونحن قد جربناها سابقاً، ورأينا كيف أنها عبثت في الأرض الفساد، ” والمؤمن لا يلدغ من جحر مرتين “  وعلينا أن نعتبر بما يجري حولنا مما تقوم به القوات الدولية من التقتيل والتدمير في العراق وأفغانستان.

شبهات وأجابة عنها

الشبهة الأولى : إن القوات الدولية أخف ضررا من القوات الإثيوبية فنحن بقبولنا لها نختار أخف الضررين.

الإجابة عن هذه الشبهة من وجهين

1_ إن قاعدة الأخذ بأخف الضررين لايصار إليها إلا إذا لم يكن أمامك إلا الخياران فقط، ونحن عندنا هنا خيار ثالث وهو مواصلة القتال مع القوات الإثيوبية إلى خروجها دون قبول قوات دولية، ولو لم يكن هذا الخيار واردا ما بدأنا الحرب مع هذه القوات، والكل يعلم حال القوات الإثيوبية في هذا الوقت.

2- إن القوات الدولية أكثر ضررا من القوات الإثيوبية لأسباب منها:

1 إن القوات الدولية عندها من الإمكانات ما ليس عند القوات الإثيوبية، فالقوات الدولية بدباباتها وطائراتها قادرة على أن تسيطر في يوم واحد على البلاد من راس كمبوني إلى راس عسير، وتحتل جميع المناطق التي حررت من جديد، وتعيد الأمور إلى نقطة الصفر بخلاف القوات الإثيوبية، فإنها محصورة في مناطق محدودة، وغير قادرة على الحركة في هذا الوقت.

2- إن للقوات الدولية ما يسمى بالشرعية الدولية، ومعنى ذلك  أن لها الحرية المطلقة فيما تفعل، وتقوم به في البلاد دون أن يكون لأحد الاعتراضُ عليها، ولو أطلق عليها أحد رصاصة واحدة عن طريق الخطأ لعُد ذلك جريمة نكراء، ويعتبر فاعله خارجاً عن القانون الدولي وإرهابياً بالدرجة الأولى ، وتُرتكب بسببه جرائم في حق الشعب بخلاف القوات الإثيوبية في كل ذلك، فإن العالم معترف بأنها قوات محتلة وأن للشعب الصومالي الحقَ في مقاومة ذلك العدوان.

3_ إن القوات الدولية تأتي  لتقوية الحكومة العميلة، وتعترف بشرعيتها، وأنها تسعى بكل ما أوتيت من قوة لبسط سيطرتها على جميع المناطق وتمكينها من رقاب الناس، وفي هذا من الفساد ما لا يخفى على ذي عقل، فالشعب لم يتحمل هذه الحكومة العميلة، وهي محصورة في حي من أحياء العاصمة، فكيف يطيقها إن هي سيطرت على جميع تراب الصومال، فتلك مأساة بكل المقاييس.

فلا أحد يقدر أن يقول بعد هذه الحقائق أن القوات الدولية أخف ضررا من القوات الإثيوبية.

الشبهة الثانية: القوات الإثيوبية لها أطماع احتلالية في البلاد بخلاف القوات الدولية فليس لها في الصومال أطماع خاصة.

الإجابة عن هذه الشبهة من ثلاثة وجوه:

1 – إن إثيوبيا وإن كان لها أطماع في احتلال أجزاء أخرى من الأراضي الصومالية ولكن تلك الأطماع ذهبت أدراج الرياح، والآن أيقنت أنها غير قادرة على احتلال الصومال، وذلك بفضل الله، ثم بفضل هذه المقاومة الباسلة، وليس أمامها خيار في الوقت الحالي إلا الانسحاب كارهة أوطائعة، وهذا في نظري هو الإنجاز الأكبر للمقاومة كما هو أيضا بداية الحرية الحقيقية للشعب الصومالي بأن علم عدوه اللدود أنه غير قادر على تحقيق مطامعه في الصومال.

2 – إن القول بأنه ليس للقوات الدولية أيُّ أطماع في الصومال، فليس ذلك بصحيح بل العكس في نظري هو الصحيح، وإلا فقل بربك من الذي استعمر الصومال سابقا الجواب كما يعلم الجميع : إيطاليا في الجنوب، والانجليز في الشمال، وفرنسا في جيبوتي والبرتغال في السواحل، ثم من الذي أعطى الصومال الغربي لإثيوبيا وصومال ” انفدي ” لكينيا. ومن فعل ذلك في الصومال سابقاً - وهي الدول الغربية-  تسعى الآن أيضا لفَصْل ” بوند لاند وصومال لا ند ” عن بقية الصومال في المرحلة الأولى، ثم بضمهما إلى إثيوبيا في المرحلة الثانية، وبذلك يتحقق المخطط المزمع تنفيذه في الصومال.

 وبداية خيط المؤامرة  السعي أولا إلى قيام دولة ضعيفة في الجنوب بمساعدة الأمم المتحدة ثم بإجبار هذه الحكومة الضعيفة على الاعتراف بصومال لاند حتى لا يكون للصومال كيان موحد يطالب ببقية الأجزاء المفصولة عنه.

3 _ إن قول القائل ليست القوات الدولية قوات احتلال واستعمار، والقواتُ الإثيوبية هي وحدها قوات احتلال.

نسأله عن معنى الاحتلال فلا بد أن يقول : الاحتلال هو مصادرة حرية الشعب نقول إذن فالقوات الدولية هي قوات احتلال لأنها تصادر حريات الشعب مدة بقائها في البلاد لأنها تحكم البلاد حقيقة كما هو المعروف ولا معنى لوجود الحاكم الصوري مسلوب الإرادة كما هو الحال في نور المالكي في العراق وحامد كرزاي في أفغانستان، وعبد الله يوسف في الصومال.

الشبهة الثالثة : إن القوات الدولية آتية لامحالة دون استئذان من أحد فإذا كان الأمر كذلك أفليس من الأفضل أن نوافق على مجيئها  إلى البلاد حتى يكون لنا رأي فيها.

الإجابة عن هذه الشبهة:  إن قول القائل بأن القوات الدولية آتية لا محالة دون حاجة إلى إذن من أحد دليل على أن موافقتنا أو رفضنا لا يقدم ولا يؤخر، وإنها تأتي لخطة مرسومة لها لا تتغير بموافقة أحد أومخالفته، ولهذا فلا أحد يعير أيَّ اهتمام لشروطك ، وقد كان طلب القوات الدولية من قبل الوفد المفاوض خالياً من أي شرط لعلمهم بأن ذلك لا يلتفت إليه أحد.

2- هناك فرق بين أن تأتي القوات الدولية بطلبٍ منا أوتأتي بدون موافقة، وذلك لو أنها جاءت بطلب منا، ثم ارتكبت - كما يتوقع - جرائم في حق الشعب فإننا مشاركون معها في الإثم لأننا سبب في مجيئها بخلاف ما لو جاءت، ونحن نرفضها،  فليس على المرء من تكليف فيما عجز عنه.

3 – إنه صدر في مجلس الأمن الدولي أكثر من قرار في خصوص طلب قوات دولية إلى الصومال، ومع ذلك لم يستجب لهذا الطلب معظم الدول لأجل معارضة المقاومة لدخولها فإذا وجد طلب للقوات الدولية إلى البلاد باسم المقاومة فلاشك أن ذلك يسِّرع دخول القوات إلى البلاد.

الشبهة الرابعة :  إننا نطالب أن تكون القوات الدولية التي تأتي إلى الصومال من الدول العربية والإسلامية، وإذا تم الاستجابة لهذا الطلب فلا تكون هناك أي مخاطر من مجيئها.

الإجابة عن هذه الشبهة:

1- إن الطلب الذي تقدم به الوفد المفاوض من قبل التحالف ليس فيه أي شرط في نوعية الدول التي تأتي منها تلك القوات كما تقدم التنبيه عليه.

2 – إن المجتمع الدولي لا يقبل إرسال قوات من دول إسلامية إلى دولة إسلامية لأن ذلك ينافي الهدف من تدخل المجتمع الدولي في شؤون الدول الإسلامية، وهو الحيلولة  بينها وبين المشروع الإسلامي، فلا يعقل أن يساعدك المجتمع الدولي على إقامة هدف نبيل للشعوب المسلمة.

3- إن الدول التي شعوبها مسلمة ليس عندها قدرة على إرسال قوات إلى مناطق متوترة بمفردها دون مشاركة الدول الكبرى.

4- هناك حالة واحدة يمكن أن تحدث وهي أن تكون من ضمن تلك القوات الدولية بعض القوات من الدول الإسلامية، وهل يجدي وجود قوات من دولة أو دولتين ضمن قوات كثيرة كما كان الحال في عام 93 وقد كانت القوات الدولية ترتكب الجرائم في حق الشعب، ولم يكن بوسع القوات من الدول الإسلامية أن تفعل شيئاً.

5- لو فرضنا جدلا أن تلك القوات تأتي من الدول العربية والإسلامية، فهذه القوات تعمل ضمن بنود ولوائح الأمم المتحدة فلايغير كونها من دول إسلامية شيئا علما بأن تلك الجنود الآتية من الدول الإسلامية هي في الأساس مدربة لمحاربة الصحوة الإسلامية، بل هي أشد فتكا لأهل الإسلام من الجنود التي تأتي من الدول المتقدمة في كثير من الأحايين.

وفي الختام أرجو الله سبحانه وتعالى أن يحفظنا من كيد أعدائنا، وأن يثبتنا على الحق ويرزقنا الصبر عليه إنه ولي ذلك والقادر عليه وصلى الله علي نبينا محمد وآله وصحبه وسلم.

 

كتبه وحرره وأجاب على السؤال فضيلة الشيخ الدكتور / عمر إيمان أبوبكر .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

www.somalimirror.com

Daabaco Daabaco        U dir saaxiib U dir saaxiib
1 Star2 Stars3 Stars4 Stars5 Stars
Loading ... Loading ...

4 Comment(s)

  1. ASSALAMA ALEYKUM
    WAA IDIN SALAAMEY SOOMAALIYEY : SH OMAR WAXAA U FIIC NAAN LAHEYD IN UU ISKA DAAYO FADWADDA -KALIGA AH ” KALIGIS MAHAN CAALIM SOOMAALIDA DHEXDEEDA” SHALEY WAXA UU WAX KA JOOGAY NAYROBI ” DADKII LA HADLEY ISAGA OO JOOGA AYAAN KU JIRAA NBI & QAAHIRA ” WAXA MAANTA IS BADALEY OO AAN SHALEY JIRIN ,, WAA IN SHEEKHU KA HADLAA.
    TAN KALE ISLAAMKU WAXA UU QABBA HADII 2 KOOXOD IS HAYAN IN AAN KOOXINA MIDDA KALE U FATWOON KARIN . MARKA SHEEKHA KHEYR ALLAHA SIIYE ,, UMMAD KALE HA U RARO ,, FADWOOYINKA ” ISAGU WAA GARABKA ASMARA FADHIYA,, REER JABUUTINA UMMA FATWOON KARO”.
    WAXAAN WALAALAHA QORA SOMALIMIRROR ex BEERDHIGA KA CODSANAYAA IN AY UMMADDA U TURAAN ” WALAAHI WAA LA IS WEYDIIN DOONA MAALIN MAALMAHA KA MID AH QOF WALBA WAXA UU DHIB IYO DHEEF LA YIMAADO”.
    SKHEEKH OMAR WAXAAN ISAGA KA CODSAN LAHAA ,, IN UU ALLE UGGA BAQO FADWOOYINKISA ISKA SOCDDA MALMAHAM OO UU WALAALIHII ,,, DUL DHIGAYO. CADAALADDA AYAA KA HOREYSA IN FADWO LA SOO SAARO.
    WAAD MAHADSANTIHIN

    XOG -OGAAL | Jun 22, 2008 | Reply

  2. BISMILAAH.

    Asalaamu calaykum.

    Marka hore bogan waa u mahad celinayaa, marka xiga emailka aad shardiga ka dhigteen faa,iido iyo caqabadba wuu keenay. oo dadbaanba email lahayn oo talo ina siin lahaa, amaba dadbaan ogolayn in emailkooda la ogaado siday doontaba ahaatee, waxaase aad isu dhimay dadkii cayda, aflagaadada iyo abuurida isku dirka walaalada fidin jiray taasina waa faa,iido wayn.

    walaalayaa beeshan isku magacoowday beesha caalamka laakiin waa beesha shartee, sadex arimood ayey ku farageliyaan caalamka inta kale marka laga reebo maanta dadkii darkooda ama ceelkooda seeftooda ku ilaashaday oo laga haybaystay.

    1)- in dhexdaada laga helo kala jab oo iyada aan ukala qaybin karno

    A-khilaaf dadka muslimka dhex yaala wixii doonaaba ha sababee sida cadaalada daro,qabiil,iwm kasoo faa,iidada ugu way ah ALLAHna ku sheegay khasaarada ugu wayn markuu ka digayey inaynan badhkeen muslimiinta ahi wax walaaladood dhex maray gaalada u soo raacin inagoo la jaal ah cadawna ku ah mu,miniinta aad walaalada tihiin, haday taasi dhacdo qabsashada gaaladu dunida muslimka qabsanayso ALLAH baajin maayo wuxuu yidhi ( YAA AYUHA LADIINA AAMANUU LAA TATAKHIDUL KAAFIRIIN AWLIYAA,A MIN DUUNIL MU,MINIINA, ATURIIDUUNA AN TAJCALUU LILAAHI CALAYKUM SULDAANAN MUBIINAA) sidoo kale wuxuu yidhi (YAA AYUHA LADIIN AAMANUU LAA YA DURUKUM MAN DALA IDAHTADAYTUM) oo ah muminiintaay hadaad idinku toosan tihiin oon xagiina cilad ka imaan idin dhibi maayo cida lun sani ama munaafaq ama gaal.

    B-munaafaq kani waajiray waana jirayaa laakiin wuxuu banaanka iman lahaa marka kan hore jirin, laakiin hada kan hore ayuu ku qarsoon yahay oo shaarkiisa xidhanayaa sida inuu qabiil ku dhuunto amaba yidhaahdo cadaalada daradaasaan ka dhiidhinaynaa dad uu ku dhex dhuuntana heliyo.

    2)- inuu jiro deriskaaga, dal khilaaf caqiido,dhul,qawmi idinka dhexeeyo kaasoo ay uga faa,iidaystaan badhitaarka cadawgaa soo jireenka ah ee aad is hayseen. waxaase la odhan karaa hadii qodobka hore ee dhexdeena meesha ka maqan yahay dhib xoog leh maleh oo ALLAH ayaa balan qaaday (WALAN YAJCALALAAHU LIL KAAFIRIINA CALAL MU,MINIINA SABIILAA).

    3)- inaad deris tihiin dawlada oon sidii kii hore ahayn lakiin aan u qaybin karno iyagana laba darajo.

    A- Dawlada maslaxad wayn ku qabta dawladahan taasoo ilaashanaysa maslaxada ay ka leedahay wadamadaas ilaalinta maslaxadeeda lagu shardiyo inay dagaal dadban oo ay ugu adeegayso beesha caalamka sidaas lagu geliyo balan qaadyo fiican hadii ladoono hadhoow ha laga baxee loo balan qaado, qaabkuu u dhicilahaan uusan ka muuqan ee uu u muuqdo khilaaf soo kala dhexgalay labadan dal.

    B-wax lagu magacaabo amni muqaabil maslaxa oo ah in wadan ay ka ilaaliyaan wadan ay cadawyihiin ama jiritaankiisa awood yari darteed la ilaaliyo ama madaxdiisa kusiga loo ilaaliyo iyana waxay ilaalinayaan oo daafacayaan maslaxada wadamadaas waxaa markaa lakala bedeshay AMNI oo ay u damaanad qaadaan iyo maslaxada ay iyagu leeyihiin oo loo damaanada qaado, hadii markaas wadamadaasi deris kula yihiin aad bay u fududaya in mashaakil dagaal qoorta laguu geliyo adoon arag ama dareemin cida mashaakilkan abuurmay daba fadhida.

    noocay doontaba ama mid muuqda ama mid dadban mashaakilkaaga lug ha ugu yeeshaane hadii qodobka ugu horeeya qaybtiisa A ay umadu xalisato inta kale waa sahal.

    WABILAAHI TAWFIIQ

    ku darso | Jun 23, 2008 | Reply

  3. asc walaalayaal waad salaaman tihiin

    walaalkaan heysta sheeqa waxa uu isticmaalay magacaan in muda ah isticmaalayay

    hadalkaas aad tiri ee sheeqa ku aadan kuguma raacsani saas oo kale ayaad dadka wareer rabtaa inaad ugu rido ee magac soo qaado si aadan ii galaafan

    wsc

    XOG-OGAAL | Jun 25, 2008 | Reply

  4. khayr ilaah hasiiyo sheekha, hadii laguu faa’ideeyana meesha kuma jirto in shakhsiyadiisa wax laga sheego, kaliya dhagayso wixii ku anfacaya ka qaado, ee inaan sheekha dabo-dhigano wax faa’ido ah oo ka helayno majirto, ee ilaah halaga cabsoodo oo culumada hala ixtiraamo adinkoo mahadsan

    tan xigta waxaan rabaa walaalaheena Somali mirror inay dib ugu noqdaan qoritaanka Aayadaha quraanka oo qaarkood khalado badan ku jiraan, waxaana rajaynayaa inaad ka digtoonaataan markaad qoraan qoraysaan inuu qoraal ahaan usaxdaan oo yaan sidi qof dhanbaal qoraya la’iskaga qorin.

    Mahadsanidiin

    Somali | Jun 25, 2008 | Reply

Fikrad ka dhiibo