War Deg Deg ah

muq21.jpgXoogaga Mujahidiinta Soomaliyeed ayaa waxay weerar balaaran ku qaadeen Xeryaha ay degan yihiin Ciidamada Gumaysiga itoobiya ee ku yaala wadada Warshadaha gaar ahaan Xaruntii hore ee Gaashaandhigga.

Dagaalka oo ah mid aad u xoogan aya waxaa uu bilawday abaare 05:10 daqiiqo Xilliga muqdihso waxaana la is waydaarsanayaa Hubka cul culus iyo kan fudud waxaan caasimadda inteeda badan laga maqlayaa daryanka madaafiicda la’is ku riday.

ciidamada gumaysiga itoobiya ayaa waxay bilaabeen Duqayn ay la dhacayaa goobo aad uga fog meesha dagaalku ka dhacayo oo ay dad rayid ah ku dhaqan yihiin waxaana goobahaas ka mid ah xaafadda Xariir yaale ee degmada Wardhiigleey iyo goobo kale.

ilaa iyo hadda lama garanayo khasaaraha ka dhashay dagaalkan oo wali soconaya.

Wixii ku soo kordha dagaalka dib ayaan idin kal soo socod siinayna insh-allah.

www.somalimirror.com

Daabaco Daabaco        U dir saaxiib U dir saaxiib
1 Star2 Stars3 Stars4 Stars5 Stars
Loading ... Loading ...

11 Comment(s)

  1. ASC

    ilaahow guulee mujaahidiinta soomaaliyeed sugna aqdaamtooda, ilaahow kii shahiidana kaaqbal shahaadadiisa kii dhaawacmana caafi ilaahow

    ilaahow cadawgeena iyo cadogaada aaamiin aaamiin yaa rab

    ducada ha loogu dadaalo waa hubka mu,minkee

    wsc

    XOG-OGAAL | Jun 19, 2008 | Reply

  2. Allaah subxaanu wa tacaalaa haw gargaaro mujaahidinta diinta alle u jihaadaya aamiin aamiin;

    gawaafe | Jun 19, 2008 | Reply

  3. Allaah waxaan waydiisanaynaa inuu jebiyo xabashi iyo inta la socotaba muslimiintana u gar gaaro meelkasta oo ay joogaan.

    ismail | Jun 19, 2008 | Reply

  4. waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay in aan dhagheyga ku maqlo aalaaba in la xanuujiyo gaalada madow ee tigreega iyo camiiladooda daba dhilifka u ah mujaahidiintana waxaan urajeynayaa guul iyo in ilaah soo dadejiyo nasrigiisa allaha jabiyo cadowga islaamka

    daahir hanad | Jun 19, 2008 | Reply

  5. AAMIN ILAAHOW JABI GALADA IYO GALA RACYADA ILAHOW ILAAH AAN ADIGA EHEEN MA LIHIN ILAAHOW KII SHAHIDA KA AQBAL SHAHADA KII DHAWACMANA ILAHOW CAAFI ILAHOW ANNAGA JIDKAADA NAGU TOOSI ILAHOW WAN KU BARINAY AAAAMIN

    Mohamed Ahmed Alaso | Jun 19, 2008 | Reply

  6. runtii dagaal maanta dhacay waxa uu muujinayaa in mujaahidiinta soomaaliyeed ay weli ku adkeysanayaan mowqifkoodi ahaa in gaalada lala dagaallamo oo aan marna fursad loo siin inay dib isu uruursadaan runtii cadawgu waa uu jabay laakiin dadaallada mujaahidiinta ayay doonayaan inay ku baabi’iyaan shirar aan wax dana aysan ummadda soomaaliyeed ugu jirin .
    ugu dambeyntii waxaan leeyahay nasrigu waa uu soo dhowaaday ee la sabro Allah na wuu guuleynayaa mujaahidiinta haddii ay ka run sheegaan manhajkooda Ilaahow guusha sii mujaahidiinta Aaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiin

    jamaal | Jun 19, 2008 | Reply

  7. ??? ???? ???????? ?????? ???? ??? ??? ?????? ?????

    jamaal | Jun 19, 2008 | Reply

  8. GAALADA ALLAH HA DULEEYOO IYO KUWAA CAMALAAGA U AH, ALLOW KU HALAAG GACANTA MUJAAHIDIIINTA.

    LACNATULAATI AMRIIKKA IYO ITOOBIYA IYO MUNAAFAQIINTA SOOMALIYEED EE DIINTII KA RIDOOBAY.

    muslima | Jun 19, 2008 | Reply

  9. ASC Waa laguyaqaan ciidama kusheega amxaarada iyo kuwa ay kugabraataanba inay shacabka duqeeyaan marka laxanuuniyo taasna maaha tulagu daynaayo waana labaabiin ISHA ALLAAHU TACAALAA. waxaanan shacabka reer muqdishu kula talin lahaa inay isaga baxaan magaalada ay meel amaana nafta kula baxsadaan waayo waad argtaan in habeen iyo maalin fadaafiic la’idinku qaraacaayo taasna waxloosiijoogo maaha.

    HAMAAS | Jun 19, 2008 | Reply

  10. waxan dhacayaayi waxay tusaale u yihiin danbiyo ay gallay haddii aynu nahey soomaali, marka waxaad moodaa in wali danbiyadii aynu u burburey aynu wali dabada heynaa gaar ahaan qabiilka oo dadka qaa ama intooda badani markey hadlayaan isticmaalaan qabiil iyo hadalo soomalida sii kala dilaya, hadii danbiyadii aynu ku rogmaney lagu sii dhaqmana
    ciqaabta rabbi (swc)ayuunbaa inagu sii kordhi,

    qummane | Jul 30, 2008 | Reply

  11. allahayow noo badbadi wadanka hadii aan nahay somali Allahayow mar nagga saar cadowga
    allahayow gacan buxda naga sii la dirirka cadowga allahayow u gar-gaar ninka wadankiisa difacaya allahayow noo badbbadi wadanka
    laa ilaahi illalaahu maxamada rasuulu laahi
    inaa lilaahi waa ina ileyhi raajacuun
    WAR AAWAY SOOMAALIYA!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

    mohamed | Aug 21, 2008 | Reply

Fikrad ka dhiibo