Isbahaysiga oo la kulmay Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya
By Somalimirror on 19 Jun, 2008 9:44 AM in Main, Wararka
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Xubnaha Isbahaysiga Dib u xoreynta ee ku sugan Magaalada Nairobi ay kulan la qaateen safiirka Maraykanka ugu qaabilsan arimaha soomaaliya John Yet kaas oo ay ka wada hadleen arimo ay ka mid yihiin:- 1- Meel marinta qodobadii lagu heshiiyay Djibouti2- Arimaha Gar-gaarka Bani aadamnimo.3- Sicir bararka Dalka ka jira4- Abaaraha5- Iyo arimo kale oo aan la shaacin. John Yet ayaa la sheegayaa in uu Balan qaaday in Dowladiisa Maraykanka ay dhaqan galinayso Qodobadii lagu heshiiyay Dalka Djibouti, xaataa qodobka ugu adag ee la xiriira Bixitaanka Ciidamada Gumeysiga Itoobiya. Sidoo kale xubnaha isbahaysiga ayaa la sheegayaa in ay la kulmeen Qaar ka mid ah Jaaliyadaha iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Wadanka Kenya oo iyagu ka wada hadlay xaalada soomaaliya iyo sidii loo taageeri lahaa heshiiska Djibouti Xubnaha Isbahaysiga ayaa iyagu horey ula kulmay xubno ka socda Beesha Caalamka, Q.M iyo Midowga Yurub. Arintani ayaa ku soo beegmaysa iyada oo dhamaadkan Bishan lagu wado in heshiis kama danbeys ah ay DFKMG ah iyo Isbahaysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ku kala saxiixdaan magaalada Jidah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
www.somalimirror.com
Daabaco
U dir saaxiib

Loading ...
Alleylehe waxbaa ka dhacay war dadoow ogaada qofkii alle dhunsanaan la doono cidna ma hanuunin karto.
bal eega ninkii sheekh shariif ahaa raga uu la socdo kaligiis waa john yates waa shariif xasan waa ibi wadaadadii oo dhanna wey ka soo tageen mida kale culumada ku hartay asmarana waxaan kula talin inay sheekhul mujaahidiin sheekh xasan turki oo kale noqdaan oo dalka imaadaan hal siyaasad baa dibada naga jirta ayadana waa dhaqaale dhaqaalahana waa in loo xil saaraa rag aad u khatar ah oo aan la ogoeyn iska na dhiga in aysan shuqul ku lahayn barnaamijyada somalia balse si tartiib ah dhaqaale ugu aruuriyo howlgalada qaaidada oo dhanna ay mujaahidiinta dhex joogaan
Warfaa | Jun 19, 2008 | Reply
as/c ninbaa koor ukaadshay oo yiri yaal leyla yabiin waxaan ahaay nin eey wadado walenee
marka saas ogataan waa kuwa hada galo uu kala roorayee maxeeyka wadaan
wadad yaan leeskuu haleen dadoow diinta ALLE
dhere | Jun 19, 2008 | Reply
A/S
Walaalayaal aniga shakhsiyan waxa ay ila tahay in uu rabo dagaal ninka ladhaho shariif sh axmed, dagaalkaas oo uu la gali rabo Alshabaabul mujaahidiin. Waxaa methaal u ah dalka Iraq waxaan la soconay in niman jihaadka ku jiray ay dhankii mareykanka soo mareen oo ay noqdeen caado qaatayaal kuna bilaabay dagaal walaalaha mujaahidiinta alqaacidah iyo mujaahidiinta ciraaq ee dowlada islaamka in ay soo celiyaan rabaan.
Marka waxa shariifka haayo waa dhowr shey.1. Wuxuu ogoleyn in dowlada Islaamka lagu soo celiyo Geeska afrika. 2. Waxaa ku jirta qabiil. 3. Waxaa uu u haayaan ciil walaalaha Alshabaabul mujaahidiin.
Lakiin waxaan leenahay kaalay walaahi waan kula dagaalameynaa waadna arki doontaa shariifow ninka fuleyga ah.
Gaalo Gowrac | Jun 19, 2008 | Reply
walaal waa in ilaah laga cabsadaa oo aan leeska indha saabin waxa kajira somaliya.
shiikh shariif waa wadani wadaad ah shakina kuma jiro waayoo ujeedada isbeheysiga loo aas aasay waxeey aheed in cadowga laga saaro wadanka si awlba halooga saaree. wadaad aan aqoon laheeyn hada daneestaa oo raba in saas lagu jiro oo hoos taga eretiriya ana waxba iimadhaanyocabdulaahi yuusuf marka laga reebo wadaadka ow sheegaa. khilaafka waa wax jira oo ilaaheey qiray{????????? ???????}?
kuwa jooga asmara waa qurba joog kaliya oo ciyaalkoodi&xaaskoodii ceyr kuqaadanayaan waxbana kamaduwana kuwa dagaalka kawada soomaliya d,f,g.
hadaa diiday in safka lamideeyo hal qura aan noqono.
oo aadeeday in cadowga laga saaro wadanka sidi ugu fudud si looyareeyo dhobaatada shacbka.
waxaa kala oo kuuharay waa inaad rabto dhibaatado ineey sii socoto.
gaalo waxaa laheshiiyay nabi muxamed (s, c ,w)
markaaseey kasoo hujesteen abuubakar&asaxaabta badankood,marka nin jooga asmara oo naqaano waxeey tahay in lagu magacaabo wadaad nabad doon ah maqabo aniga xaqiiqdii.
shiikh shariif wax karon loo arkimaa wadanka soomaaliya dhal waba ha ahaaatee siyaasada hawl galada &wadaadnimada.
waad ogtihiin waa gii maxkamada fagax ow gudoomiya ka ahaay maxkamadaha xamar kajiray waxeey yiraahdeen waxaad sheegee wax soora galmaahan inaad hugaamiya kooxyadaan laga saaro wadanka adoo leh hal dhuunshilke.
shiikh shariif waa wadaad hami leh laakin waxaa daba jooga wax aan ujeeda laheey oo ah caloolsiih ushaqeesata oo maanta kumeel gaar kaliya is leh.
ilaaheey waxaan kabaryaa in ilaaheey umadaan ow fahansiiyo dantooda ilaaheyna dhamaan ow kaqaado mixnada heysata umada muslimiinta ah
{??? ???? ????? ???????? ????? ???? ???? ???????}
????
xasan albashiir | Jun 19, 2008 | Reply
Allow Ceebtanada Qari!!!
Waxaa nimankani ku kaceen ( sharifyo )waa wax ay taariikhdu xusi doonto, allana uu kula xisaabtami dono, Mujaahidinta soomaaliyeedna ay kula xisaabtami doonaan gooray noqotaba,,,,,,,
Umadda soomaaliyeed waxaan kula talin lahaa, inay ogaadan in imtixaankan aaan hada ku jirno ay dani inoogu jirto, badal khayr qabana uu inoo danbayn doono, keeena dhinta waa shahiid “bi’idnillah” koodana waa bakhti ehlu-naar ah.
Ee hala sabro,oo yaan aduunyo lagu badalanin diinteena qaaliga ah, nimankaas waxaan leenahay allaha idin soo hanuuniyo…..
Macallin Naamuus | Jun 19, 2008 | Reply
TO:albashiir
Adeer wax weyn baa si kaa ah waayo waxaad wanaag u aragtaa Nin wadaadadiisa ka tagay una tagay cadowgiisa heshiis aan lala ogeyna la galay gaalo.
mida kale sheekh shariif arimihiisa la iskama indho tiri karo markii hore kulanka jabuti marka xiga kulanka sucuudiga ee lagu awood qeybsanayo waxase aad cajiib u ah sheekha shalay ragii uu u yaqiinay inay yihiin murtadiin kuna noqdeen kitaabka alle oo ay ka tageen in maanta uu awooda la qeybsado isla markaana aysan dhankii shalay uu u doodayay ee sharciga islamka ahaa aysan iyagu ku soo biirine uu asaga sharicigaa federalka ee 4.5ka uu ku biiray.
Warfaa | Jun 19, 2008 | Reply
war maxaa meeshan emailka leeysku weeydiin hayaa
gabarmareexan | Jun 20, 2008 | Reply
horta waa in la ogaada awax jira meshaan waa labo xisbi sida uu bush sheagay (imaa macana wa imaa macal irhaab)ama anaga ama argagaxiso marka waa iska caadi in shariif dhinacaas maro waayo asaga uma horeeyn oo rag aa uga horeeyay waxaa ka mid ah maxamud cabas, karsaay, maliki iyo rag kale raga kale oo lenka kale ku jira waa niman saxsan waayo ilahey baa ku yiri qurankisa miminiita waxa ka mid ah rag ka run sheegay waxeey ilahey kula balameen waxa ka mid ah kuwa ku dhintay (sida sh axmed yasiin ,abu muscab asarqawi,mulah dadalah,aaden xaashi ceyroow,abu cuteyba)iyo kuwa sugaayo (sida usama,sh xasan daahir ,sh xasan turki ,abu mansur,mulah cumar) marka waxau waa saas ey isku daba socdaan marka hala yaabina shiikha gantaal kama bixi karo oo watii la soo qaaday hoteladiisa ha iska daganado muqdisho haduu imado oo tuuugada wax la qeybsado waxa sugayo xabada mujahidiinta waasaalm
abdikaamil | Jun 20, 2008 | Reply