Comments on: Fatwo Cusub oo ka soo Baxday Sheekh Dr. Cumar Iimaan

By: hadaan imid
waxay ila tahay in shiikhu ka hadlay fikirkiisa siyaasadeed oo fatwo waxaa soo saara nin dhexdhexaad ah marka shiikha fatwadiisa hala joogo dhulka gaalada ee casmara

By: guuledsh maxamad
wanuarkaa shiikha  inuu asiibay xaqa  wasahadiilagaqaato   shiikha  asagusa maiskudayay  inuuhishiisiya  sxbadiis asaga  ayeey  awalba  iswateene  ameysa   isdagaalan  hadeykabaxda   cadawa   nugusooduulay

By: C/raxmaan
Fatwada Dr. Cumar Iimaan ma ahan wax ka weyn aragti siyaasadeed oo kooxdiisa xagjirka ahi ay ugu qiil dayayaan in la dabar gooyo shacabka Soomaaliyeed intii ka hartey ama Al-itixaad uu dalka qabsado.

Allah ayaa inoo maqan. Allow ha inagu hallayn xikmad-laawayaasha.

By: muhamed hassan awale
waxaan u mahad celinayaa allaah kadib sheeq cumar imaan abuu bakar kadib shabakaddaan islaamiga ah oo sahashay inayhellaan shacabka somaaliyeed culimadooda gambadka ku maqan oo aan waqtiga u saamixin inay diiintooda ugu soo gudbiyaan si mubaashir ah

By: daauud
Asalaamu calaykum

shiikhu waa ku mahadsan yahay warka fiican ee uu soo gudbiyay waxaanse jeclaann lahaa in marka hore aan la dhihin fatwo , maxaa dhacay shiikha wuxuu ka mid yahay culimada is khilaaftay , hadaba ra’yigiisa inuu yahay hala sheego laakiin yaanan la dhihin waa Fatwo . Maxaa dhacay qofki asaga in uu dhinac ka haado khasmi dhinac ka noqdo xakam suurto gal ma han , waxaana ogsoon nahay in culimo badan oo joogo wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba aynan ku raacsaneyn ra’yiga shiikha.

Maxaa dhacay Thawaabit laga tagay ama isdhiibid laysku dhiibay cadow iima muuqato, laakiin waxaan u arka wadahadalku in uu yahay marxalad ka mid ah maraaxishi muqaawamada , cadowga in dhinac walba lagala dagaalamona u malayn maayo in ay tahay istislaam.

daliilyada laga soo qaatay nabigeena calayhusalaat wasalaam iyo midka abuubakar ilaahay haka raali noqdee waxay ku saabsanaayeen towxiidka alle iyo rukni kamid ah arkaanta islaamka oo la inkiray ama la diiday, hadaba u malaynmaayo in arimahaas wax u eg ay yaalaan meesha , dalaaishaas uu sheekha la yimid ma ahan meesheedi , in wadahadal lala galo dowlad soomaali ah ama wax lala qeysado kama foolxuma in siyaasada afoorqi {ereteria}loo kitaabo dadayo.

wasalaamu calaykum.

By: C/naasir Adan
Bismilaah,waxaan joogaa Muqdisho,,,Marka hore allaah ayaaa mahad dhamaanteed usugnaatay,marka xiga waxaan salaamayaa Sh Cumar iimaan,kadib waxaan ka codsanayaa Culimada somaliyeed,walaalayaaloow,, maanta meesha dalkeenu maraayo waad aragtaan,,mar marka qaarna waxaan is idhaah,tolow Hogaamiye Kooxeedkii 16 sano naheystay armey Culimaduna ku sigtaan allaah ha iga cafiyo hadaan Culimada Qalad u Nisbeeyey,,waxaan idinka codsanayaa meelkasta oo aad joogtaanba Fikradiina mideeya,waxaad dooneysaana ha ahaato sidii cadowga dalka looga saari lahaa,shareecada islaamkana loogu dhaqmi lahaa,ninjeclaysi iyo Kursi haduu meesha soo galana waxaa imaan Tafaraaruq”"waxaan kaloo ka codsanayaa Culimada Somaliyeed Ereyada warbaahinta la isku marinaayo fadlan hala iska ilaaliyo,,,,,,wabilahi Fowfiiq

By: bishaaro
mashaallaah sheeq sifiicana u dhigtay balse ku dadaaal inaaa khilaafka gudaha dhamaysiin insha.allaah

By: Hassan
Asalaamu calaykum,

Waxaan halkan Salaanta Islaamka kaddib Ilaahay ka baryayaa inuu Xaqa na tuso,quluubteenana xaqa isugu keeno. Fitaawada uu bixiyay Sh. Cumar wixii uu asiibana Allaha ka abaalmariyo wixii uu qaldana allaha ka cafiyo. Fitaawadii Hore waxaan ka akhriyay arrimo aan hadal culimo ku haboonayn, aanse is iri dadkii qoray ayaa ku daray. waxaa ka mid ahaa: ‘iyo dad yiri halkaas oo qabiilkaygu u badan yahay ayaan iska raacayaa’, Runtii haddii lagu daray hala tiro Sheekhana yaan la masabidan, haddiise uu Sh. Cumar sidaas yiri arrin ku fiican dadka dhexdiisa ma ahan. Haddaba, Waxaa qurxoonaan lahayd in Arrinta Culimada Soomaaliyeed intooda is heli karta ay Arrintan Fatwo deg-deg ah oo Ijmaaci ah ka soo saaraan. haddii kale fatwo hal shaqsi masiirka Ummadda oo idil xoogaa waa ku culus tahay. Sh. shariif haddii wax is tuseen sida uu idaacadaha ka sheego inuusan mowqifkiisii hore ee isku xukunka shareecada Islaamka iska badalin, balse uu is yiri bal si kale oo aad ku gaari karto muuji, yaan asaga iyo ra’yigiisa la fogayn. Waa nin qiimo badan oo waqti adag soo hoggaamiyay ummadda, marka caadadeenii ahayd wixii cusub caalamkaa jecel yaysan naga noqon. Waxaan ku soo koobayaa Amxaaro gudahana Xabad ha looga Saaro, Siyaasadda Dibadda ee ay nooga adkaatayna yaynaan u bannayn ee ha lagula dagaalo, Meelna yaan loo cafin, Ha la is waafajiyo Xeeladaha, koleey ragga xeeladahaa la isku maandhafsan yahaye, uma malayn maayo in Sh. Shariif uu C/laahi yuusuf iyo wax la mid ah wax la qaybsi iska daaye uu ag tagayo, marka laga reebo in C/laahi Alle u towbad keeno safka Muslimiintana soo galo.

By: HAMAAS
ASC

waxaa  ubaal  ah   waxa   halkaa  ina  dhigay  waa   tafaraaruq  iyo   ismaqliwaa  oo  inagii   ayaa  koox   koox  iyo   reer  reer  isukala   soocnay   somalina  maanta  waxay  maraysaa  in   ay  cadaw  isku soo  adeegsato  waana   ayaandaro  laga  tiiraanyoodo,  waxaana   hubaal  ah  oo  aan  muranku  jiri inaan koox  ama  reer  kaligii  waxba   noqon   mana  kala  maarano   dadyaho   ee  laba   midsoogala:

1)  Inaad   midawdaa  oo  aad   sharaf  iyo  wanaag  ku  noolaataan   ubadkiinana   dhaxal  fiican  ureebtaan.

2)  Inaad  kala  tagtaan  oo  koox  koox   isku  gumaadaan  oo  aad  gunimo  iyo  cayrnimo   ku  noolataan   ubadkiinana   daxal  xun   ureebtaa.

By: Macallin Naamuus
Xaq nin kii rabow ,wakaasee raac…..

Ilaahay xaqa natus oo nagu irzaaq inaan raaco.