Gaari Tiknika ah oo isu soo dhiibay caawa Mujaahidiinta

Published on June 14, 2008 by   ·   1 Comment   ·   print

ciidamo1.jpgciidamo1.jpgcabdibile-2.jpgSalaadii Makhrib ka dib ayaa waxaa Mujaahidiinta Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed (Jabiso) iyo Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed isu soo dhiibay gaari Cabdi bille ah oo ay wateen qaar ka mid ah Ciidamada DFKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya xili uu ku sugnaa Degmada Buur-Hakaba ee gobolka Baay.

Sarkaal sare oo ka mid ah JABISO oo la soo xiriiray Shabakadda Beerdhiga ayaa u sheegay in gaari Cabdi Bille ah oo ay wateen Istaafkii gaarka ahaa ee taliyihii Ciidamada Degmada Diinsoor “Kowte” oo bil ka hor lagu dilay Qarax miino ay isu soo dhiibeen ka dib markii ay la soo xiriireen mujaahidiinta.

Isla ilahaas ayaa intaa ku daray in Gaari ay la socdeen 10 qoryaha AK47, Sabano iyo rasaas badan oo u badan dhashiikayaal iyo Sabano.

Gaarigan ayuu sarkaalku ku sheegay in ay soo galbiyeen 2 Tikniko ah oo ay leedahay Jabiso kuwaas oo maanta Burcad sifayn ka waday jidka u dhaxeysa Deegaanka Lego iyo Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay.

Sarkaalka ayaa ka gaabsaday in uu sheegayo halka ay la aadeen gaarigaasi, waxaana uu ku soo beegmayaa iyada oo maal-mahan danbe ay soo baxayaan gawaari badan oo Tiknika ah oo isu soo dhiibaya dhinaca mujaahidiinta soomaaliyeed.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Gaari Cabdi Bille ah oo goordhaw isu soo dhiibay Xoogaga Mujaahidiinta Soomaaliyeed
  2. Mujaahidiinta soomaaliyeed oo ku qabsaday Gaari B10 ah Dagaal ka dhacay xaafada Geed Jacayl
  3. Mujaahidiinta Soomaaliyeed oo la wareegay saldhiga howl-wadaag qabsadayna gaari Cabdi-Bile ah
  4. Mujaahidiinta Al-Shabaab oo xalay weerar qorshaysan ku qaaday Isbaarooyin u yiilay DFKMG ah inta u dhaxeysa Deegaanka Buur-Hakaba & Leego
  5. Garabyada Mujaahidiinta Soomaaliyeed oo mar kale si midaysan u galay dagaalkii Jidka Wadnaha

Tags:

Readers Comments (1)

  1. AbuGaaloEri says:

    Engineere Tahniyad xeel dheer kadib, khabarkani waa horreeyey. Taariikhduna waa maanta. Marka bal inaga eega baarakaAllaahu fiikum.

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Gaari Cabdi Bille ah oo goordhaw isu soo dhiibay Xoogaga Mujaahidiinta Soomaaliyeed
  2. Mujaahidiinta soomaaliyeed oo ku qabsaday Gaari B10 ah Dagaal ka dhacay xaafada Geed Jacayl
  3. Mujaahidiinta Soomaaliyeed oo la wareegay saldhiga howl-wadaag qabsadayna gaari Cabdi-Bile ah
  4. Mujaahidiinta Al-Shabaab oo xalay weerar qorshaysan ku qaaday Isbaarooyin u yiilay DFKMG ah inta u dhaxeysa Deegaanka Buur-Hakaba & Leego
  5. Garabyada Mujaahidiinta Soomaaliyeed oo mar kale si midaysan u galay dagaalkii Jidka Wadnaha

Latest Headlines