Comments on: Fatwo ka soo Baxday Sheekh Dr. Cumar Iimaan

By: Abu abdizamad
Ass. c al-xamdulilah ilaahay kheyrka ha waafajiyo shiiqa kuwii ku waana qaatana allaha naga dhigo mujaahidiintana allaha mideeyo. Shiikhana waxaan ka codsanaa in uu gudaha wadanka yimaado mujaahidiinta xiriir toos ah la sameeyo, waxaa jira tashwiish badan oo ka imaanaya munaafaqiinta iyo dad danaha khaas ah  iyo kuwa qabiil  bursanaya.

Marka shiiqa allaha xifdiyee asmara iyo dibadaha inow ka soo tago, iskana diido qolooyinka dhawaan hogaan ku meel gaar uga dhawaaqay muqdisho inuu wax xil ah u qabto ilaa mid mujaahidiinta iyo hogaankii maxkamadaha  ku mideysan yihiin maahane wabillahi towfiiq.

By: cibaado maxamed
ma ogaln in ee siijoog ta somali ya ethopia gumeesiga dal ka la gu haya in laga daayo waaye alaahu akbar

By: haashim haashi farah
asalamu calay kum warax  matullahi wabara katuh walaalayal allaha xafido sheeqa waxa uu natisay dariqa saliimka ah ee hala maq lo oo hala raaco waa nin uqalma in la raaco maxayelay waa nin cilmi uleh

By: cairo
walaaal waxan doonaya inaan fikirkayga ka dhiibto fatwada u soo saaray dr cumar iimaan fatwo macnaheedu waa jawaab waxan loo ceelinaya kitaabka iyo sunada haday sax tahay waa la qadanaya hadi kalena waa la redinaya cid macsuuma oo wuxu yiraahdo laynagu adoonsaday waxa jira nabi maxamed salawatu laahi wa salamu calayhi cidi kale wana khaldami karta waana saxmi karta somalidu waxay ku maahmaahda wadaado alif waxbu leeyahay iyo waxba ma leh kala daa dhalinyarada maanta waxa dagaal lagu geliyey itoobiya idin gumaysanaysa dalkin iyo khayraadkinasa dhacaysa hadaladi sheekh waxa ka mida itoobiya waxba ma gumaysan karto,in danta umada loo tanaasulo oo danta xisbigama ama shakhsiga laga horaysiyo ayay diintu ina garaysa dee cumar hadu leeyahay nabad ma ogoli ilaa an anigu talada dalka qabto taasi waa arinkale in soomaali heshiso oo gacmaha is qabsadan waa xalka keliya ee lagu gaadhi karo nabad waarta, ilaahay talada hayna waafajiyo

By: mahdi
AS,WAR.WAB WALAALAYAAL WAXAAN KU TIXANAHY SHIR JARAA’IDKA UU SOOS AARAY DR CUMAR IIMAAN OO LA DHIHI KARO CILMIGIISA IYO MAGACIISABA XAQIIQDII WAXEY U DHACEEN HOOS MAXAA YEELAY WUXUU SAMEEYEY WAXA LA SAMEEYO OO XUMAAN AH TII UGU LIIDATAY MAXAA YEELAY WAXAA WANAAGSAN QOFKA WEYN IN EY ISU EKAADAAN HADALKIISA QORAALADIISA IYO MUUQAALKIISA AMABA WAXAAN DHIHI KARNAA MAGACIISA, MARKA SXB AMABA WALAAL CUMAR IIMAANOOW ANAGA WAAN KU NAQAAN AWALBA WAXAA KAA BATAY FUDEYDKA IYO XANAAQEE SXB CADAALDA FAL HADII KALE ISKA AAMUS SXB

By: sufyaan
salaamu calaykum

ilahay waxuu noo sheegay dadka munaafiqiinta ah markii ilahay loogu yeero xukunkiisa way ka cararayaan sida suuratul alnuur noogu sheegay

marka hada munaafiqa waa batay  oo diinta ilahay ayaa loo sheegayaa wayna ka cararayan xaqiiqdii  diinta mahan fakar siyaasadeed  dr cumar iman wa layaqaan diintiisa iyo dhaqankiisa kuwii u gafayna maalin aya ilahay lasoo horjoojin doona koleey waa nin yaqaana dhaxalkii suubanaha nabadgal korkiisa ha ahaatee marka waa in diinka lagaqaato haduu waafaqo hadane inshaallaah waxaan rjaynaayaa in uu ilahay  waafajiyay rag culimo sheeeganaayo ayaa yiraahday gaaladii kitaabka noo sheegay waxayna barayaan workshop  loga hadlaayo cadaalada magaal ayaa cadaalad dad culima ah baraayo ayagoo yaqaano sunadii nabiga in ay aamin hawada gaalada ilahay waxuu yiri (raaca waxa ilahay uu idiin soo dajiyay  hana raacina wax kasokeeyay) marka  sheekha ilahay waa kabadbaadshay  kuwii culimada ahaa oo cadalada labaraayay koley waa maalin aduun manata laakiin maalin wayn ayaa ka danbeeysa waana layswaydiindoona  ilahayoow na cafi oo diinka natus culimada xaqa iyo cilmiga taqaano nooga dhig asxaab aan isku jaalnahay

By: daauud
waxaan la yaabanahay cusmaan afka yow ku qaloocan ma laysku handadaa mase suufiyada khuraafadi warkeedaad keentay , shiikha kheyr allah siiyo cilmigiisa lama inkiri karo , laakiin arintaan fikrad ayuu ku leeyahay ee fatwo kuma laha ee walaalow jeceyl yuunan ku indha tirin

By: yawayeadi
ascwrwb walalayal  sideba u aragtan heshiisinta reer asmro iyo khilafki mudada socday arinta miyan u arki karna heshis dham ah anaga oo lasocona wayadan hadaladi la isku  marinayay warbahinda??????????

By: yawayeadi
hadan dhibo emailkeyga maxaa cadaynayo in an dadkale lasinen?

By: mahdi macalin fariid
as.war.wab maxaan fukrad ka dhiibana awaadba masaxdeen waxaan soo qornee maxaa loo dir tiray qoraalkeena walle adinka iyo anaga ayeey noo tahay kkkkkkkkkkkk