June 2008 Archive
Gudoomiye K/xigeenkii dhinaca dhaqaalaha ee degmada Afgooye ayaa maanta abaare 01:00 duhurnimo waxaa lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan Agagaarka Shirkadda Telcom Somalia.
More From June 2008
Hay’ada Xuquuqul Insaanka ee Gobolka S/Galbeed ayaa ka digtay Xaalada Foosha Xun ee ka jirta Dhulka S/galbeed ee sida gaarka ah ...
Rag ku lebisanaa direyska ciidanka DKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya oo watey gaari Hoome ah ayaa manta dhac iyo ...
Ciidanka Gumeysiga Itoobiya ee daraad gaarey magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, ayaa lagu waramayaa in saaka halkaa ay ku dileen 2 ...
Ciidamada Mujaahidiinta Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed ayaa maalmahan Howlo Burcad Sifayna ka bilaabay Dagmooyinka Afmadow ,Xagar, iyo Bu’aale.
Hal qof ayaa ku Geeriyooday 9 kalana waa ay ku Dhaawacmeen gaari ku gadoomay Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellada Dhexe.
2 qof ayaa ku geeriyootay 17 kalana waa ay ku dhaawacmeen madaafiic aan loo meel dayin oo ay Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ...
Ciidamada gumaysiga Itoobiya ayaa galabta waxay dil toogasho ah u gaysteen Nin rayid ah oo marayay Wadada Makka Al-Mukarrama ee degmada ...
Dagaal xoogan oo la isu adeegsanyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu hadda ka soconaya fariisin ay ciidmada gumaysiga Itoobiya ...
Afhayeenka Golaha Dhaqanka Iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diriye, oo Manta saaxaafada Muqdisho Shir jaraa’id oo uu qabtey ugu waramayey ayaa ...
Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Djibouti Max’ud Cali Yuusuf ayaa shalay ku eedeeyay Israa’iil in ay Eritrea u gudbisay Maalgalin uusan ...
Maydka Wiil Dhalinyaro ah oo ay xalay dileen Ciidamada DFKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya ee fariisinka ku leh Saldhiga ...
Abaarihii 08:00 fiidnimo ee xalay ayay Mujaahidiinta Soomaaliyeed waxa ay Weerar ku qaadeen Ciidamo Booliis ah oo ku sugan Xarunta Maamulka ...
Ciidamo gaaraya 100 askari oo ka tiran DFKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya oo qaarkood laga keenay Baydhabo qaar kalana ...
Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ayaa xalay saq dhexe ka guuray fariisinka “kalabeyr” deegaanka Jawil ee Gobolka Hiiraan ka dib markii shalay ay ...
Abaarihii 10:30 fiidnimo ee xalay ayaa waxa uu dagaal culus ku dhex maray Magaalada Guri ceel ee Gobolka Gal-Guduud Ciidamada Mujaahidiinta ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan MMI Soomaaliyeed ayaa gaarey xarunta gobolka hiiraan ee Baladweyne ka dib markii ciidamo xoogan oo ...
Qarax ka dhashey Bamka gacanta laga tuuro ayaa duhurnimadii Maanta waxa uu ka dhacey gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Hoose.
More »
Bogagga Islaamiga
Bogagga Somaaliga