April 2008 Archive

Warbixin:- Muqaawamada Soomaaliya… waxay Gil-Gishay Itoobiya & Maraykanka

Waxaan idiin soo gudbinaynaa warbixin ay Shabakadda Wararka Carbeed ee Moheet.com ay ka qortay 7 bishan April Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed oo iyagu mucjisooyinkoodu ay gil-gileen Itoobiya ...

More From April 2008

Gaari ay wateen ciidanka dowlada KMG ah oo Qarax Miino la gula beegsadey degmada X/Weyne

Qarax miino oo xoogan ayaa maanta abaaro 01:00 duhurnimo ee xilliga Muqdisho waxa uu ka dhacey degmada Xamar Weyne ee magaalada ...

Ciidanka gumeysiga Itoobiya oo galabta isaga guurey degmada Balcad.

Kolonyo ciidanka gumeysiga Itoobiya oo dhawaan fariisin ka dhigtey degmada Balcad ee Gobolka Shabeelada dhexe,oo ka koobnaa 12 gaadhi, ayaa gelinkii ...

MA RUNBAA MA RUNBAA, WARKA RAAMA-CADDEEY

  Waxa tiriye: Maxamed Xirsi Guuleed 2008-04-16 Maansadan yar ee geeraarka ah waxa aan ku xusayaa goobaha dagaalka ee ay mujaahidiinta Soomaaliyeed ugu ...

Ogeysiis: Sh. Mustafa X. Ismaaciil oo muxaadarooyin si LIVE ah loola socon karo ka jeedinaya Denmark

Waxaa dhowaan haddii Alle idmo socdaal dacwo oo qaadanayana dhowr casho kusoo maraya magaalooyinka waaweyn ee dalka Denmark Sh. Mustafa X. ...

Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise?

بسم الله الرحمن الرحيم Waxaa laga yaabaa in dad badani ku wareeraan is jiid jiidka Mawlidka, qaarna ...

Xaq Hooyo iyo mid kalaba Yaa dhowra?!

Waxaan in badan aragnaa boorar lagu xardhay hadalo aad u quruxsan ,aadna kuu soo jiisdanaaya sida dhowrida Xuquuqda Insaan ka ,waxaanan ...

Xusuus qor (Q 2-aad)

Xidhiidhka diineed ee u dhexeeya kirishtaanka Xabashida iyo kirishtaanka reer Yurub (Maraykanku wuu ku jiraa) ee aan qeybtii hore ku bilownay ...

DHagarta Gaalada iyo DHoohanaantenna (Q-2aad)

KAALINTII YAHUUDDA EE BURBURKII SOMALIYA Waxaa laga yaabaa in cinwaankani dad badan fajac ku noqdo,maxaa wacay soomali badan yahuuduba aagga ugama ...

XUSUUS QOR (Q-1aad)

Marka dhibaatooyinku bataan waxaa dhacda in la hilmaamo dhacdooyinkii hore ama laga il duufo in laga dheehdo casharo iyo cibrooyin wax ...

Sideen ugu hiilinnaa Nabi Muxamad S.C.W

Dad aad uliita oo culeys ku ah nolosha oo ay haboonaan lahayd in dhulka iyo dadkuba ka raaxeystaan ayaa caadeystay inay ...

DHagarta Gaalada iyo DHoohanaantenna (Q-1aad)

Qormadaydan waxaan ku bilaabayaa magaca allaha naxariista badan ee uunkiisa u naxariista.Nabadgelyo iyo naxariis nebigeenna Allaha siiyo HORDHAC Dhibka maanta soomaliya ka taagan ...

Dabaal Dagyada Ciidda Jaceylka

waa la yaab in maalin walbaa aragno dad muslin ah oo hadan dhagaha ka fureysanaya diinta illaah ka raaliga yahay oo ...

ONLF ma ashahaado la dirir bay noqotay? Qaybta 1aad

ONLF ma ashahaado la dirir bay noqotay? Qaybta 1aad Hordhac Waxaa la is weydiin karaa maxaa keenay in xilligan arrintan laga hadlo maxaase tooshka ...