Ciidamo ka tirsan DFKMG ah oo ka soo goostay degmda Bardaale ee G/Bay

Published on March 21, 2008 by   ·   No Comments   ·   print

ciidamo ka tirsanaa malatariga DFKMG oo ku sugnaa demgada Bardaale ayaa isaga soo baxay halkaasi, sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha maamulka degmada Bardaale Yoonis Macalin Maxamed
Lama oga sababta dhabta ah ee ka dambeysay soo bixitaanka Ciidamadaasi oo iyagu dhawaanahaani ku sugnaa deegaano hoosyimaada Degmda Bardaale ee Gobolka Bay.

Arinta ku saabsan soo bixi taanka ciidanka ayaa waxaa saxaafadda u xaqiijiyay guddoomiyaha maamulka degmada Bardaale Yoonis Macalin Maxamed (Yoonis Cali Dareen), laakiin ma uusan cadeyn sababta ay u soo baxeen ciidankaasi.

Ciidamadaasi shalay galinkii dambe ka soo ambabaxay degmada bardaale ayaa waqti dhow waxa ay soo gaareen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Ma jiraan illaa iyo iminka mas`uuliyiin ka hadashay ka soo bixitaanka ciidamada malatariga ee ay isaga soo baxay demada Bardaale.

lamana oga ciidanka magaalada baydhabo soo gaaray inay ku sugnaan doonaa gudaha magaalada iyo in kale.

WordPress Plugin Share Bookmark Email

Related posts:

  1. Askari ka tirsan ciidamada DFKMG ah oo maanta lagu toogtay Baydhabo
  2. Ciidamo ka tirsan Maamulka Sh.Hoose oo fariisin cusub ka sameystay degaanka Lafoole
  3. Ciidamo ka tirsan Maamulka Sh/Hoose oo fariisin cusub ka sameystay degaanka Lafoole
  4. Weerar gaadmo ah oo caawa lala beegsadey ciidamo ka tirsan kuwa DKMG ah
  5. Ciidamada booliiska & milatariga DFKMG ah oo xalay is rasaaseeyay

Tags: , ,

Readers Comments (0)

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Related

  1. Askari ka tirsan ciidamada DFKMG ah oo maanta lagu toogtay Baydhabo
  2. Ciidamo ka tirsan Maamulka Sh.Hoose oo fariisin cusub ka sameystay degaanka Lafoole
  3. Ciidamo ka tirsan Maamulka Sh/Hoose oo fariisin cusub ka sameystay degaanka Lafoole
  4. Weerar gaadmo ah oo caawa lala beegsadey ciidamo ka tirsan kuwa DKMG ah
  5. Ciidamada booliiska & milatariga DFKMG ah oo xalay is rasaaseeyay

Latest Headlines