Archive for March 14th, 2008

Nabi qowmkiisii cajabiyay! (qisadii 6aad) »

Axmed C/samad

alwaqaar@hotmail.com

Imaam Axmad ayaa Musnad-kiisa kaga wariyay Suhayb in uu yiri: (Nabigu (scw) markii uu tukado wax aanan fahmayn ayuu hoos u akhriyi jiray, mana noo sheegi jirin. Wuxuu yiri -Nabigu (scw)-: (miyaad igu baraarugteen?), waxaanu niri: haa. Wuxuu yiri: Waxaan xusuustay Nabi Nabiyaasha ka mid ah oo ciidan tolkiis ah la siiyay, markaasuu yiri: yaa u dhigma kuwaan? Ama yaa hor istaagi kara kuwaan ama hadal la mid ah.

Sii akhri »

Xabashi Raacdaysi (Gabay) »

Bismillaahi raxmaani raxiim. Maansadan yar waxa allifay Maxamed Xirsi Guuleed. Waxay soo baxday 2007-10-29. Ujeedadu waa in aanu hadafku ka lumin shacabka Soomaaliyeed ee muslinka ah ee iska dhicinaya hororka diin la dirirka ah ee ay la tacaalayaan. Haddana ujeedadu waa in halgamayaasha loo iftiimiyo mawqifka ay iska taagayaan khilaafka ka dhex aloosan kooxda dabadhilifka ah ee reer Imbigaati. Wuxu yidhi:

Sii akhri »

Afarraydii Nabaddoon “Xabashi waa tiiye” »

Afarraydaan waxaan ku muujinayaa Xabashi iyo Soomaali xiriirka ka dhexeeya. Maaddaama dadkeenna in badan oo ka mid ahi aysan suugaanta aad u fahmin ama waqti u hayn ay kaga bogtaan ayaan waxaan go’aansaday in aan hakiyo gabayadii dhaadheeraa iyo geeraaradii aan tirin jiray. Waxaan soo saari doonaa ama idiin soo gudbin doonaa haddii Eebbe idmo gabayo gaagaaban “Afarraydii Nabaddoon” oo hadba qaddiyad ama arrin muhiim ah aan uga maansoonayo.

Sii akhri »

Afarraydii Nabaddoon “Qaran & Qabiil” »

Afarraydaan waxaan ku muujinayaa dhibaatada qabyaaladdu inoo geysatay iyo sidaan qaran iyo qabyaalad meel u wada geli karin. Maaddaama dadkeenna in badan oo ka mid ahi aysan suugaanta aad u fahmin ama waqti u hayn ay kaga bogtaan ayaan waxaan go’aansaday in aan hakiyo gabayadii dhaadheeraa iyo geeraaradii aan tirin jiray. Waxaan soo saari doonaa ama idiin soo gudbin doonaa haddii Eebbe idmo gabayo gaagaaban “Afarraydii Nabaddoon” oo hadba qaddiyad ama arrin muhiim ah aan uga maansoonayo.

Sii akhri »

Afarreydii Nabaddoon (Dawladnimo) »

Afarraydaan waxaan ku muujinayaa qiimaha dawladnimada iyo sida ay ku taabbo gasho ee ay ku hanato rabitaanka dadkeeda. Maadaama dadkeenna inbadan oo ka mid ahi aysan suugaanta aad u fahmin ama waqti u hayn ay kaga bogtaan ayaan waxaan go’aansaday in aan hakiyo gabayadii dhaadheeraa iyo geeraaradii aan tirin jiray. Waxaan soo saari doonaa ama idiin soo gudbin doonaa haddii Eebbe idmo gabayo gaagaaban “Afarraydii Nabaddoon” oo hadba qaddiyad ama arrin muhiim ah aan uga maansoonayo.

Sii akhri »

Murtad »

Gabaygan waxaa tiriyay maxamuud xasan cabdi “abuu cali ” oo jooga dalka Switzerlnad wuxuna ka hadlayaa sida guumaysigu ula dhaqmayo ummadda soomaaliyeed wuxuuna ku bilaabay :-

Sii akhri »

KU DAREERA »

1. Rag baa gabayga Daaqsada sidii duuyadoo kale
2. Anse uma dadaalayn tan iyo dalaan dalkaygiiye
3. Danigayga Ma gelin inaan maanso daabaco e

Sii akhri »

Go’aan Qaran »

Gabaygaan la magacbaxay Go’aan qaran waxaa ciriyay Inj. Maxamed Cali Cibaar, wuxuuna soo baxay 1dii May 2007. Gabaygu wuxuu jawaab u yahay gabaygii uu curiyay suugaanyahanka Maxamed Xirsi Guuleed ( Abdibashir) oo magaciisu ahaa Gobonnimo dagaallama isdhiib waa gunnimo weyne, gabaygaas oo si qotodheer uga hadlayay gumaadka iyo gardarrada lagu hayo shacabka aan waxba galabsan ee magaalada Muqdisho oo ay xasuuq u geysteen cadowyo isku soo bahaystay oo kala ujeeddo ahi.

Sii akhri »

Qaxa magaalada Muqdisho oo ka sii daray »

Qaxa ayaa ka sii badana sidii uu maal mihii hore ahaa iyadoo dadka qaxa ahi u kala qayb san yihiin qaar u qaxaya xaafadaha magaalada iyo qaar kale oo iyaguna u qaxaya meelaha ku dhow dhow magaalada muqdisho goobahaas oo ay kamid yihiin dhanka ceelasha biyaha oo isugu jira qaar lugaynaya iyo gaar sita gawaadhi ay ay soo food saartay nolol xumi haba ugu sii daraatee dhanka biyaha oo gabaabsi ah alguna kala gadanayo qiimo aad u sareeya iyadoo qaar kalana u qaxyaan agagaarka jaamacada lafoole oo ay ku dhisanayaan

Sii akhri »

Page 1 of 11